22/07/2022
๐ฆ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ผ ๐บ๐ฎ๐ป๐ฒ ayaa loo doortay
xidiga ugu wangasan ๐ฎ๐ณ๐ฟ๐ถ๐ฐ๐ฎ
๐ ๐ฎ ๐๐พ๐ฎ๐น๐บ๐ฎ ๐ณ๐ถ๐ธ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ด๐ฎ ? ๐
Sports
22/07/2022
๐ฆ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ผ ๐บ๐ฎ๐ป๐ฒ ayaa loo doortay
xidiga ugu wangasan ๐ฎ๐ณ๐ฟ๐ถ๐ฐ๐ฎ
๐ ๐ฎ ๐๐พ๐ฎ๐น๐บ๐ฎ ๐ณ๐ถ๐ธ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ด๐ฎ ? ๐
10/06/2022
Hueng min son" sida muuqata saxaafadu iima aragto ciyaaryahan uqalma shaxda ugu wanaagsan horyaalka ama tartamayaasha ciyaar yahanka ugu fiican" Niyad jab weyn ayaan dareemayaa Runtii.
Iminka laga bilaabo waxaan u dadaali doona inaan u tartamo abaal marinaha aaney codeyneyn saxaafadu sida abaal marinta kabta dahabka ah waxba k**a qaban karaan in ay i gudoon siiyaan Mooye.
Egland waxaan ka dareema inaan ahay qof yar lakiin Asia waa la iga qadariyo waxaan u ciyaara qarankayga kooxdayda qoyskayga iyo dadka i jecel
Si kasta ahaatee waan sii kordhi doonaa dadaalka xili ciyaareedka dambe โค๏ธ"