14/06/2026
Last update🚨
Wareeg lama filaan ah ayaa dhex maray Real Madrid iyo Chelsea, iyadoo daafaca bidix ee reer Spain lagu iibsanayo lacag ka badan €50 milyan guud ahaan heshiiska. 🧨
Cucurella ayaa h**e u aqbalay inuu ku biiro Real Madrid, wuxuuna diyaar u yahay inuu u wareego kooxda Madrid..
29/06/2025
Kadib markii lagu eedeeyey inuu isticmaalay daawooyin ciyaartoyga Tamar siinaya inta uu ciyaarta ku jiro, kadib baadhitaan aan loo firsan in ay FIFA ku ganaxday 6sanno oo paned ama laga joojiyey ciyaaraha, kadib racfaan iyo badhitaano badan, lagu ogaaday inanu danbi weyn gelin, kadibna ganaxisa lagu Soo koobay, 1 sanno wax ka yar, Poul Pogba oo ah ciyaartoy Muslim ah oo udhashay wadanka France ayaa kadib muddo laga joogo September 2023 dib, uga helay dalab rasmi ah kooxda heerka kowaad ee AOMANOCO, taas oo uu aamini waayey in ninkii la eedeeyey kubada ka rajo dhigay inay dib usoo nooleeyeen. Wuu ilmeeyey...
💔hard lucky Poul Pogba.
14/02/2025
Jhon Duran in Al nassr
3 games in 4 goals ⚽
Mr unstoppable
Omer Hidig
14/02/2025
Antony saddexdii ciyaar ee ugu horreysay uu u saftay Manchester United:
▪️ 3 gool
Antony saddexdii ciyaar ee ugu horreysay uu u saftay Real Betis:
▪️ 2 gool
▪️ 2 jeer laacibka bisha ee La Liga
Wuxuu jecel yahay inuu si xooggan ku bilowdo marka uu ku biiro koox cusub! 😤👏
Balse gadaal waxa ka dhici doono, yaa sheegi karro 😅
Omer Hidig
13/02/2025
UEFA champion
Mid ka u codee ciyaartoydan oo ugu fiicnaa kulamadii la ciyaaray Todobaarkan
1. Guirassy (BVB)
2. Vini Jr ( Real Madrid)
3.paixao ( Feyenoord)
4. Pavlidis( Benfica )
Omer Hidig
13/02/2025
Mohamed Salah this season
Goals = ⚽28
Assist°= 19
Unstoppable King 👑 Salah
Omer Hidig
12/02/2025
Dhamman mucashaqiinta kubada cagta daawada ayaa sugaya inuu fuliyo balan qaadki uu sameeyey ciyaartoygii h**e ee kooxda Manchester city, ka hor ciyaartii xalay dhex martay labada kooxood ee Manchester city iyo Real Madrid.🤦
"Balan qaadkaadsi ma fulin doona ciyaartoygu ?!"
Omer Hidig
XIDIG 24
In this service, we will provide you with entertainment and advertise the country, whatever advertisements they request
12/02/2025
Sidee bay udhacday ciyaartii dhex martay Real Madrid vs Manchester city xalay 🚨⚽
Real Madrid ayaa 3-2 guul kaga gaartay Manchester City lugta h**e ee wareega bug-baxa Champions League, ciyaarta oo ka dhacday Al-Ittihad Stadium. Haaland ayaa City hogaanka u dhiibay daqiiqaddii 19-aad, laakiin Mbappé ayaa barbaraha u keenay Madrid daqiiqaddii 60-aad. Haaland ayaa mar kale rigoore ku dhaliyay goolka labaad ee City daqiiqaddii 80-aad, balse Brahim Díaz ayaa barbaraha keenay 86-dii daqiiqo. Ugu dambeyn, Jude Bellingham ayaa daqiiqaddii 90+2 dhaliyay goolka guusha ee Madrid. Lugta labaad waxay ka dhici doontaa Santiago Bernabéu 19-ka Febraayo.
11/02/2025
Breaking news 🚨⚽🥅
Ciyaarta *Real Madrid vs Manchester City* ee caawa waa mid xiiso leh, waxaana labada kooxood ay wada leeyihiin ciyaartoy heer sare ah iyo taariikh cajiib ah. Real Madrid, oo ka dhisan *La Liga*, ayaa si dhaqso ah ugu soo noqotay koox awood badan oo Yurub ah, iyadoo ka faa’iidaysanaysa *Karim Benzema* iyo *Vinícius Júnior*. Dhanka kale, *Manchester City*, oo ka dhisan *Premier League*, waxay ku jiraan xilli ciyaareed aad u wanaagsan, iyagoo hogaaminaya weeraryahanka cusub ee *Erling Haaland* iyo khabiir dhinaca qorsheynta ah *Kevin De Bruyne*.