Maamuus Hotel Hargeisa

Maamuus Hotel Hargeisa

Share

Maamuus Hotel Hargeisa – Official Page

We strive to provide you with clean and comfortable rooms with friendly attentive service while you are away from home or your saying time with us. Take advantage of our complimentary high-speed secure wireless Internet, fast enough for you to download that important documents watch news movies or just connect with friends and family, our business guests can stay productive in our 24-hour front de

04/07/2026

Caawa Halkeed ku daawanaysaa Ciyaarta ?

Waxaannu kuu diyaarinay goob ku haboon iyo adeeg ku raali galiya

27/05/2026

Maamuus Hotel nagula ciida

26/05/2026

Ciid Wanaagsan
Waxa farxad noo ah inaad nagula dabaaldagto farxadda Ciidda iyo sanad guuradii 10aad ee dib u casriyaynta Maamuus hotel

Macmiil waxaanu kuu diyaarinay adeegyo ku farxad galin doona.


18/05/2026

Dabaal-degga 18 May awgiis, Maamuus Hotel & Restaurant waxa uu macaamiishiisa ugu bushaaraynayaa:

🍔🍟 25% DHIMIS ah dhammaan Fast Food-ka 🎉

Ku damaashaad 35 Guurada Madaxbannaanida Somaliland adigoo ku raaxaysanaya cunto tayo sare leh iyo adeeg hufan.

“Aqoonsi & Adkaysi”

📍 Maamuus Hotel & Restaurant
⏳ Offer-ku waa Muddo kooban.

Sidoo kale waxa kuu diyaara goobo sawirka lagu galo oo munaasabadda 18 May loo diyaariyay.

Guul iyo Gobannimo ha ku waarto Somaliland ❤️🤍💚






18/05/2026

18 MAY • SOMALILAND INDEPENDENCE DAY
35 Sano oo Madaxbannaani, Midnimo, Aqoonsi iyo Adkaysi ah.

Maamuus Hotel & Restaurant waxa uu shacabka Somaliland ugu hambalyaynayaa munaasibadda 18 May — maalin astaan u ah geesinimo, dib-u-dhis iyo himilo qaran.

“Aqoonsi & Adkaysi”
Guul iyo gobannimo ha ku waarto Somaliland. ❤️🤍💚

Maamuus Hotel Hargeisa 19/04/2026

🥪 Maamuus Sandwich — Hal mar qaniin, waad ku laabanaysaa!

Crispy, juicy, oo si heer sare ah loo diyaariyey 🔥

Fries kulul + sauce-ka Maamuus ee gaarka ah 😋

📞 Dalbo hadda:
Restaurant : 512209
Reception : 524400
Tel: 063 333 3331

📍 Maamuus Hotel – Hargeisa

Maamuus Hotel Hargeisa

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Somaliland, Waqooyi Galbeed
Hargeisa
252