25/08/2026
Mashiinka khadka dhexe โฝ๐ง
Official Page Gaashaan football Club This Team Based Hargeisa Somaliland This Club is Oldest Somalilad
25/08/2026
Mashiinka khadka dhexe โฝ๐ง
22/08/2026
Maamulka, ciyaaryahanada iyo taageerayaasha kooxda Gaashaan ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Hamze CuriYe oo xalay ku guuleystay abaal-marinta Laacibka Somaliland 2026.
Abaal-marintan waxaa bixisay Somaliland Achievement Awards 2026, waxaana kooxda Gaashaan ay Xamse ku bogaadisay dadaalka, kartida iyo waxqabadka wanaagsan ee uu ka muujiyay kubadda cagta.
15/08/2026
โขTaageera yaasheenna qaaliga ah, waan ka raalli-gelinaynaa natiijadii Shalay iyo inaanan idiin keenin Koobka Super Cup-ka. Waan ognahay sida aad noo garab istaagteen, waana idinka mahadcelinaynaa.
โขGuuldarradu waa cashar, safarkuna wuu socdaa. Waxaan dib ugu soo laaban doonaa dadaal, midnimo iyo goโaan adag.
โขQorsha xilliciyardkii dhamaday wuxu aha inaa qadno koobab 4 koob la dhigay 2 aya ku guulsaysany 2 walanaga qaaday insha waxa isu diyarin doona qorshaha xilli ciyeedkan wax badana wan sixi doona ๐
โ๐
13/08/2026
๐ SUPER CUP 2026
โฝ Dawlada Hoose ๐ Gaashaan
๐
14/08/2026
โฐ 4:00 PM
๐ Hargeisa Stadium
13/08/2026
โฅ๏ธ๐
Captain-ka Gaashaan ๐๏ธ๐
Captain-ka kooxda Gaashaan ayaa ka qayb galay kulanka warbaahinta ee ka hor Finalka Super Cup-ka, isagoo ka hadlay diyaar-garowga kooxda, muhiimadda kulanka finalka ๐
Diyaar baan nahay. Finalku waa kulan gaar ah, insha Alla guul ayaa rajaynaynaa โ
12/08/2026
Diyaar โฝ๐
10/08/2026
Hadda waxa inoo bilaabmaya sanad cusub iyo horyaal cusub. Bog cusub ayaynu furaynaa. Waxaan rajaynaynaa in sanadkan cusub uu noqdo mid aynu ku qorno guulo waaweyn, taariikh cusub iyo koobab cusub. ๐ฅ๐
Hal Koox. Hal Falsafad. Hal Aqoonsi. GAASHAAN ๐๐๏ธ
๐
โ๏ธ
05/08/2026
Hoggaanka Kooxda Gaashaan โ๏ธ๐
Hoggaan adag, himilo cad iyo dadaal joogto ah ayaa saldhig u ah guusha kooxda. Wadajir ayaan u dhisaynaa mustaqbalka Gaashaan. ๐๐๏ธ