11/07/2026
⚪️⚫️ Fulham ayaa dhamaystirtay 16 jirka garabka ka ciyaara ee Erskine Rennie , wuxuuna u saxiixi doona heshiis muddo dheer ah.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Transfer Zone, Hargeisa.
Somali Transfer Zone ⚽🚨
Wararka suuqa kala iibsiga kubadda cagta 🌍
🔥 Transfer updates | Breaking News | Xanta & xaqiiqooyinka
📝 Wararka caalamiga ah oo Af-Soomaali ah
📲 La soco heshiisyadii ugu dambeeyay
11/07/2026
⚪️⚫️ Fulham ayaa dhamaystirtay 16 jirka garabka ka ciyaara ee Erskine Rennie , wuxuuna u saxiixi doona heshiis muddo dheer ah.
11/07/2026
Markii ugu dambeysay ee Argentina ay Koobka Adduunka la ciyaartay Switzerland, Argentina ayaa badisay.
11/07/2026
🚨🔵 Manchester City ayaa la wareegtay Jeremy Monga oo ay kala soo wareegtay Leicester City, iyadoo heshiisku uu ku kacayo lacag gaadhaysa ilaa £10 milyan.
11/07/2026
Barcelona ayaa mar kale dalab ka gudbin doonta Jesse Bisiwu, kaas oo ay u aragto garab mustaqbal leh. 🇧🇪
11/07/2026
🚨 Chelsea ayaa diyaar u ah inay xagaagan iibiso Alejandro Garnacho.
Kooxdu waxay ku qiimeysay qiimihiisa €50 milyan hadii koox ka baxsan gudaha England soo dalbato, halka ay £45 milyan ku qiimaysay hadii kooxaha Premier League soo dalbadaan.
Garnacho hadda lama tababaranayo kooxda koowaad ee uu hoggaaminayo Xabi Alonso, waxaanay Chelsea iyo wakiilkiisu raadinayaan xal ku saabsan bixitaankiisa.
11/07/2026
Real Madrid iyo wakiillada Vinícius Jr. ayaa si dhakhso leh u yeelan doona wada-hadallo ku saabsan xaaladda qandaraaskiisa.
Real Madrid waxay rabtaa in arrintan xal laga gaaro sida ugu dhaqsaha badan, isla xagaagan.
24/10/2025
Alx maanta waxaynu gaadhnay 600 followers(walaalo)dhamaantiin waad mahadsan tihiin sida quruxda badan ee aad noola soo jabhadayseen.
Dhamaantiin beerka idinka ogsooni rag ka adag bir ayaa tihiin🔥❤️.
24/10/2025
Saddexdooda mid kuuso bilow.
Midna kaydka dhig.
Midna iibi.
Nagula wadaag qaybta faalada.
23/10/2025
Leo Messi ayaa u saxiixay Inter Miami qandaraas cusub, isagoo kooxda ku sii nagaadi doona ilaa 2028 🐐.
23/10/2025
🚨 WAR FARXAD ULEH! BAYERN😍🔥
Jamal Musiala ayaa dib ugu soo laabtay tababarka markii ugu horreysay tan iyo dhaawacii soo gaadhay Club World Cup-ka! 💪⚽️
Taageerayaasha Bayern waxay heleen war ay sugayeen muddo dheer — da’yarka dahabiga ah ayaa dib u soo laabanaya! Garoomada.🩵❤️