Hargeisa Trampoline Centre - HTC

Hargeisa Trampoline Centre - HTC

Share

Faahfaahin dheeraad ah fadlan wac โ˜Ž๏ธ63-6133393

Hargeisa Trampoline Play Centre waa Goob Ciyaareed loogu talo galay Caruurta, Waxay ku taalaa Kaantaroolka galbeed halka uu ka guuray, Kaalinta CumarXaashi Agteeda.

27/08/2026

Khamiista iyo Jimcaha waxay kuu furantahay xarunta Ciyaaraha saacadahan hoos ku xusan.

Galinka h**e: 8:00Am-11:30Pm
Galinka danbe:4:00Pm- 8Pm

Maalmaha kale xaruntu waxay furantahay galinka danbe oo kaliya laga bilaabo 2:00 Pm ilaa 8:00Pm.

: Kaantaroolka Galbeed halka uu ka guuray, Kaalinta CumarXaashi Agteeda.

Faahfaahin dheeraad ah, la xidhiidh ๐Ÿ“ž63 6133393

15/07/2026

Ha Moogaan Barnaamijka Ciyaaraha ee oo loogu talo galay inta caruurtu ku jirto Fasaxa.

Waa barnaamij gaar oo Ciyaaraha qalabka Xarunta ay idiin dheertahay Madadaalooyin ay ku jiraan Ciyaaro iyo Ciyaar dhaqameed ay hogaaminayaan kooxda ee maaweelada caruurta.

Maalinta: Jimcaha 17, July 2026.

# Qiimaha: $2.5

โ˜Ž๏ธ63-6133393

Goobta: Kaantaroolka Galbeed halka uu ka guuray, agteeda.

Hargeisa Trampoline Centre - HTC

16/06/2026

Xarunta Ciyaaraha ee Hargeisa Trampoline waxay idinku wargelinaysaa inay idiin Furantahay Maalmaha Jimcaha iyo Khamiista labada galinba, maalmaha kalena Galin danbe oo Kaliya.

Maalmaha Fasaxa waxbarashada darteed Xaruntu waxay idin leedahay ku soo dhawaada gacmo furan iyo qiime macquul ah.

Xarunta waxaad ka helaysaa qaybaha kala duduwan ee ciyaaraha sida Ciyaaro xidhan ( Indoor Games) sida Trampolines, iyo kuwo hawada u furan (outdoor Games). Garoonkii Kubada Cagta ayaa dheer, iyo meelo caruurtu ku ordi karaan.

: Kaantaroolka Galbeed ee dhexe halku ka guuray, Kaalinta CumarXaashi agteeda.
dheeraad ah:โ˜Ž๏ธ63-6133393

28/05/2026

Eid Mubarak
Hargeisa Trampoline
63-6133393

28/05/2026

Trampoline
Ciid Mubarak

25/05/2026

Xarunta Ciyaaraha ee HARGEISA TRAMPOLINE waxay idiin diyaarisay goobti ciyaaraha ee caruurtu ku ciyaaraysay maalmaha Iida.

Waxaad ka helaysaan qalabka Ciyaaraha Caruurta oo kala duduwan. ๐Ÿšˆ

Sidoo kale waxaa diyaar ah goobihii ay Waalidinta iyo Caruurtu ku nasanayeen iyo Cafateria aad ka helayso Cabitaanadii iyo cuntadii fududayd.

Goobta: Kaantaroolka Galbeed Halka uu ka Guuray, Kaalinta CumarXaashi agteeda.

โ˜Ž๏ธ63-6133393

19/05/2026

Happy 18 May to all Somalilanders
๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน

08/05/2026
Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Hargeisa

Opening Hours

Monday 14:00 - 19:00
Tuesday 14:00 - 19:00
Wednesday 08:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:00
Friday 08:00 - 21:00
Saturday 14:00 - 19:00
Sunday 14:00 - 19:00