14/08/2026
Laacibkaa MISSE la tagan ayaa leyska rabaa inaad sheegtaan waliba waxu uso cayaray labada nadi
Real Madrid. Vs Barcelona.
By. All. . الدلالي
PAGE-kan waxa aad kala socon kartaa macluumaad ka cayaarwalba kadib
Iyo TATIKDA labada koox
Iyo AQRINTA cayaarta please FOLLOW US
14/08/2026
Laacibkaa MISSE la tagan ayaa leyska rabaa inaad sheegtaan waliba waxu uso cayaray labada nadi
Real Madrid. Vs Barcelona.
By. All. . الدلالي
13/08/2026
Waxaad isheegtaan cayartii xalay
CUMAR CARTA imisa GOL bu dhaliyay.cayartii UEFA SUPER CUP.
By. All.
RODRI ma BARCELONA. ayu ku so baxayaa mise REAL MADRID. dawade maxey kula thy.
BY. All.
10/08/2026
Cadsigiina waan qaatay 2006 waxii kadanbeyay no so dhig ayeey aheyd dalabkiina wan so dhigay hadaba laacibkan wa laacibki h**e
Manoco. Barma. Yufantus. And Barca. Dhalinta dhexe iyo jiilka cusub way garan donaa. Isku daya wa ayo lacibkan.
BYE 👋. All.
الدلالي.
06/08/2026
Manta nin weyn ayaan idiin wadaa waxuu ahaa qad dhexe caanku ahaa farsamadiisa dagnaantisa iyo basaskisa saxda ah waxu ucayaraya wa yihiisa ugu fcna REA MADRID. Intii udhaxeysay. 1994 ilaa 2000. Isago kula guleytay labo champion and labo horyaalka la ligaha kadib ayu u waregay Milano waxaan ku xasusutaa dhacdadii u ku sameyay kulankii
MAN UNITED. hadaba sheeg magacisa aawy cayaalkii h**e.
By. All.
الدلالي.
04/08/2026
Sanadku wa 98- 99.
IVAN SAMORANO waxu bilaaway xirashada fananada caanka noqotay
E 1+8 asgoo u cayarayay INTAR MILAN sababta lanbarkaa u xirtay ayaa leyska rabaa inaad shegtaan jiilka hada joga koley magaran karaan cayalkii h**e ayey utalaa jawaabta.
By✋. All
الدلالي.
02/08/2026
Waa labadii laacib dhaxda u hayay italiya WOLD CUP. 94kii waxey ukala cayarayen AC MILAN and JUVANTUS jiilka cusub uma taalo jawaabta.
Waxaan sugnaba wa dhalin cuslaatay iney shegan magacyada labdaa laacib
Bye ✋. All. .
الدلالي.
31/07/2026
Newcastle ayuu 30 sano u cayarayay goal dhaliye caalami ah ayuu ahaa. koley dadadka inta badan wey garanayaan cida garatay comment igu soo qor magaciisa.
By. All.
29/07/2026
29/07/2026
Rodri miyuu halmaamay in REA MADRID looga careysan yhy arinkii VINI markuu ka qaday BALLON D.OR.
qolka labiska REAL lagama jecla Rdri e muuka joogo. Mida kale BARCELONA aya lacibkedii ugu dhelayay NO 6ka ayaaba dhawac ah o muda maqnaanayo f.dejon fursadaan mey ka da ideystaan BARCELONA mise lacagtiisa ayeey naan aboodin
Bye 👋. All