30/08/2026
Isku Aadka Wareega 16-ka Tartanka Wada Jir Cup M.Mooge
Waake Kulanka Ugu Adag wareega 16ka?
Wararka, Warbixinaha iyo Xogaha kala duwan ee ka dhacaya guud ahaanba Caalamka.
30/08/2026
Isku Aadka Wareega 16-ka Tartanka Wada Jir Cup M.Mooge
Waake Kulanka Ugu Adag wareega 16ka?
29/08/2026
Friendly Match: Banka Somalind Vs Ciidanka Socdalka
Waxaa maalinta beriya Garoonka 2aad ee Caasimadda ka dhici doona kulan saaxibtinimo oo dhex mari doona kooxaha Banka Somalind iyo Ciidanka Socdaalka, kulankaasi oo lagu sagootinaayo halyey Khadar Cismaan Jaamac (Khadar Liver) oo soo matalay labadan kooxod.
Khadar Cismaan oo ka Mida ciyaartoyada taarikhda dahabiga ku leh labadan kooxod ayaa maalinta beriya si rasmiya u siibi doona kabaha kubada cagta oo uu mudo dheer ku soo dhex jiray.
Khadar ayaa isu diyaarinaya inuu xirfadiisa wakhti haadirkan u rogo xaga tobabaranimada kubbada cagta isagoo ku biiraya macalimiinta kooxda Ciidanka Socdaalka oo uu ku soo af-meeray waayihiisa kubada cagta.
Maxaad ku xasuustaya ciyaartoy Khadar Liver?
Kulankii Caawa ee maamulka Degmada M.Mooge iyo haldoorka dhalinyarada degmada M.Mooge iyo qaybo ka mida masuuliyiinta xukuumada wada jir iyo wax qabad ee degmada degan.
28/08/2026
Galabta iyo Kulankii Kulamada
Morning Team Vs Golbarwaaqo Team (4:30 Pm)
Saadali Natiijada Kulankan Xiisaha Badan Ee Galabta Dhex Maraaya Labadan Kooxod.
27/08/2026
Sawiro: Bulshadii Ka Soo Qayb Gashay Muxaadiradii Sheekh Mustafe Ee Galabta Iyo Garoonka M.Mooge Stadium.
27/08/2026
Allaah SWT naxariistiisa Janno haka waraabiyee waxa hada Magaalada Hargeisa ku geeriyooday DR. JAMAAL AAR MUXUMED, waxaanan ka tacsiyeynaya Qoyskii, Qaraabadii iyo Dhamaan Ehelkii uu ka baxay.
Ogeysiis Iyo Dardaaran
Galabta Waxaa Garoonka M.Mooge Stadium Muxaadiro Qiimo Badan Inooga Jeedin Doona Sheekh Mustafe Xaaji Ismaacil Haarun Ee Hamooganina Rag Iyo Dumarba.
Fiiro Gaara: Muuqalkan Kala Soco Qaybta Ay Ragga Iyo Dumarku Kala Fadhiisanayaan Walaalahayga Khayrka Jecelow.
Caawa iyo Duleedka Hargeisa
Magacyada Geela Maxaad Ka Taqaana?
26/08/2026
Ogeysiis Muhiima: Balanteenu Waa Beri Galan Iyo M.Mooge Stadium
Waxa Maalinta Beriya Garoonka Labaad Ee Caasimadda Muxaadiro Qiimo Badan Ka Jeedin Doona Sheekh Mustafe Xaaji Ismaacil Haarun.
Fadlan Rag Iyo Dumarba Ka Soo Qayb Galkiinu Waa Noo Muhiim.
18/08/2026
Timacade Vs Young Boys (3:30 Pm)
Saadali Kulanka Maanta Ee Wada Jir Cup M.Mooge iyo Wareega 2aad.