Waalidnimo

Waalidnimo

Share

Lataliso barbaarinta ubakda / Parenting Coach

20/06/2026

Mudnaanta Rabbigaa.
Mudnaanta Naftaada.
Mudnaanta Bulshada.

Ma dareentaa daal, culays ama inaad mar walba dadka kale ka hormariso naftaada?
Ku soo biir siminaarka “Geediga Mudnaanta”, oo ah kulan gaar ah oo loogu talagalay haweenka Soomaaliyeed si aynu u baraarujino :
✨ Sida aynu Ilaahay mudnaanta koowaad u siin lahayn.
✨ Sida aynu nafteena u daryeeli lahayn annagoo aan dareemin eed.
✨ Sida aynu u fahmi lahayn xuquuqdeena iyo waajibaadkeena.
✨ Sida aynu uga bogsan lahayn ku-tiirsanaanta dareenka ee dadka kale.
✨ Sida aynu u heli lahayn nolol deggan, miisaaman oo barako leh.
Kulan aqoon, baraarug iyo isbeddel kuu horseedaya.
🌷 Adiga ayaa mudan inaad naftaada waqti siiso.
🗓️ Maalinta Khamiista 2/7/2026
⏰ 4:30 galabnimo ilaa8:30 fiidnimo
🏢 Haleelo tawer, Hargeisa
🎫 Qiimaha ka qaybgalka: 120,000 SLSH
📞 00252637381632, Isdiiwaanggeli .
🌷 Waxaan ku kulmi doonnaa kheyr iyo barwaaqo.

عوداً حميداً....
للهم اجعلها عودة مباركة حافلة بالجد والإجتهاد ، عامرة بالنشاط سهلة ميسرة مكللة بالنجاح و التوفيق

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa