07/06/2024
waxa maaanta taarikhdu tahay 7/6/2024 maalin jimce soo gaba gaboobi doona tartanka culusta ee C.Y.C Leage 🥇🏆
sidokale waxa la shaaciyaye guulasytayaasha goals iyo assists🥇🥈
football team
07/06/2024
waxa maaanta taarikhdu tahay 7/6/2024 maalin jimce soo gaba gaboobi doona tartanka culusta ee C.Y.C Leage 🥇🏆
sidokale waxa la shaaciyaye guulasytayaasha goals iyo assists🥇🥈
16/02/2024
New record
Kooxda FC WAAYO ARAG ayaa markii Labaad oo xidhiidha ku guulaystay C.Y.C OFFSIDE LEAGUE
16/02/2024
Kooxda FC : HALGAN ayaa Ku guulaysatay
Tartankii FA CUP.
HAMBALYO TEAM HALGAN
12/02/2024
Hambalyo Kooxda nagaad ay ku gulaysay horyaalki heerka 3aad ee C.Y.C ACADEMY LEAGUE
10/02/2024
Best player week 14 cadnaan👍⚽️
10/02/2024
Best player week 13👍⚽️waliid maxamed
10/02/2024
Best player week 12👍⚽️abdiraxmaan cadiro
09/02/2024
Week 14 matches👀
06/02/2024
Week 10 natiijooyinka ciyaarihi dhacay👍⚽️
06/02/2024
Ciyaaraha dhici doona Week 11 ⚽️🤍