Ciyaar same
UGU KAALAY WARARKII UGU DANBEEYAY EE CIYARAHA CAALAMKA & SIDAY U DHACAYAAN & FALANQAYNTOODA!?
17/08/2023
Seddexda Xidig isugu soo haray Abaalmarinta xidiga sanadka YURUB,yaa ku guuleysan doona
17/08/2023
Pep Bidaar Love 🗣️"Messi na waa kaaga qadaa
Palmer na waa kaaga Qaada
See kuyeelay"😎✌️
16/08/2023
Hadii ay Chelsea Dhameytirto Lavia Kadibna aad Iweydiiso Yaa Fiican labadan Saf
Waxaan Kugu Jawaabi doonaa Si sahlan Waxaan qariyo ma haayee :
“Arsenal waxba Uma Haayo Waaba La Booba marka ay chelsea Ka hor imaadaan 😂”
Qof chelsea taagera difaacba kooxdiisa ha gashee waxa ay naadigiisa iibsan kartaa wax walba .
Chelsea macalinkooda lee jaanis ha siiyaan Horyaalkan hadii ay meel gaadi wayaan kan kale malaha wa iyaga .
15/08/2023
Brusia dortmund waa kooxda kaliyee sanadihii ugu danbeyay lacagta ugu baden ka sameysay suuqa kala iibsiga .
14/08/2023
Chelsea ayaa si rasmi ugu dhawaaqday la wareegida Moisés Caicedo
Next Lavia
14/08/2023
Neymar Waa Ku Daayay” Ballon’s d’re Wax la Cunaayo Miyaa Uu Leeyahay”.
Europe & Champion ba ma aqaano Yaawaaye 🤣🤣🤣 inkiraat Caadi Ah.
Ar Lacagaa Aniga Xataa Dadka Inaa Ikiraa Bilaabi Lahaa Lacag Waji maleh.
✍️📷 Fabrizio
13/08/2023
7 kulan Xiriir ah ayey galayaan bareejo,Ar kuwaanaa waa ku caajisnay tani
13/08/2023
Caawa waa lays hayaa Half time 1:1 ayuu ku dhacay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Address
Hargeisa
252