Baade online market

Baade online market

Share

waa Ganacsi Online ah

15/12/2025

๐Ÿ“ข ๐™ƒ๐’‚๐™ฃ๐’•๐™ž-๐˜ฝ๐’Š๐™ก๐’† ๐‘ฉ๐™ช๐’”๐™ž๐’๐™š๐’”๐™จ ๐™Ž๐’๐™ก๐’–๐™ฉ๐’Š๐™ค๐’๐™จ

Hanti-Bile Business Solutions waa shirkad la-talin iyo xisaabaad ah oo si xirfad leh u bixisa adeegyo lagu kalsoonaan karo oo ku saabsan xisaabaadka, maamulka maaliyadda, iyo la-talinta ganacsiga.
Waxaan aaminsanahay in ganacsi kastaa uu u baahan yahay nidaam, hufnaan, iyo qorshe cad. Hadafkayagu waa inaan ganacsiyada iyo ururrada siino aqoon, qalab, iyo nidaamyo casri ah oo u sahlaya inay si fudud u koraan suuqa maanta isbeddelaya.

๐Ÿ’ผ ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š๐ฒ๐š๐๐š ๐”๐ ๐ฎ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ฌ๐š๐ง:
โœ… ๐—๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐š๐š๐ & ๐ƒ๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง-๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง: Diiwaan-gelinta iyo soo saarista warbixinnada maaliyadeed ee saxda ah.
โœ… ๐‹๐š-๐“๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐: Qorsheynta miisaaniyadda, maaraynta lacagaha soo galaya iyo kuwa baxaya, iyo qiimeynta halista ganacsiga.
โœ… ๐—๐š๐ฅ๐ค๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š: Diiwaangelinta iyo dhismaha nidaam maaliyadeedka ganacsiyada cusub, qorsheynta istiraatiijiga ah, iyo hirgelinta nidaamyada xisaabaadka dijitaalka ah.
โœ… ๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐จ & ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐๐ก๐ข๐ฌ๐ข๐: ababaro ku saabsan aqoonta maaliyadeed, nidaamyada xisaabaadka, iyo barnaamijyo loogu talagalay ganacsiyada yar-yar iyo ururrada bulshada.

๐Ÿ“ ๐™‚๐’๐™ค๐’ƒ๐™ฉ๐’‚: ๐™Ž๐’–๐™ช๐’’๐™– ๐™ƒ๐’‚๐™™๐’‰๐™ฌ๐’‚๐™ฃ๐’‚๐™–๐’ˆ, ๐™ƒ๐’‚๐™ง๐’ˆ๐™š๐’š๐™จ๐’‚
๐Ÿ“ž ๐‘ณ๐™–๐’Ž๐™—๐’‚๐™ง๐’“๐™–๐’…๐™–: 0634766693 / 0634143595
๐Ÿ“ง ๐‘ฌ๐’Ž๐’‚๐’Š๐’: ๐’‰๐’‚๐’๐’•๐’Š๐’ƒ๐’Š๐’๐’†๐’”๐’๐’๐’–๐’•๐’Š๐’๐’๐’”@๐’ˆ๐’Ž๐’‚๐’Š๐’.๐’„๐’๐’Ž

Photos from Baade online market's post 17/03/2025

Macmiil waxaanu kuu keenay kabihii raga oo ka kooban buudh iyo sandhalba. Qiimaha buudhku waa $18.
Qiimaha sandhalkuna waa $16

Hadda ka dalbo Baade online market.

+252-63-8556662

Meel kasta oo aad geyiga soomaalidu degto ka joogto waa laguugu keenayaa.

27/02/2025

Macmiil waxaanu kuu keenay qalabkan oo aad si sahlan ugu samaysan karto quraac doonadka

Hadda ka dalbo Baade online market.

+252-63-8556662

Meel kasta oo aad geyiga soomaalidu degto ka joogto waa laguugu keenayaa.

27/02/2025

Macmiil waxaanu kuu keenay qalabkan oo aad baradho jebista ku shiilan karto

Hadda ka dalbo Baade online market.

+252-63-8556662

Meel kasta oo aad geyiga soomaalidu degto ka joogto waa laguugu keenayaa.

27/02/2025

Macmiil waxaanu kuu keenay qalabkan oo aad si sahlan oo qurux badan ugu jarjaran karto baradhada iyo khudrada kalaba

Hadda ka dalbo Baade online market.

+252-63-8556662

Meel kasta oo aad geyiga soomaalidu degto ka joogto waa laguugu keenayaa.

Photos from Baade online market's post 27/02/2025

Macmiil waxaanu kuu keenay shelveski aad alaabta ku guraynaysay adigoo ku dhejinaya jikada ama suuliga kaasoo ka kooban shan xabo

Hadda ka dalbo Baade online market.

+252-63-8556662

Meel kasta oo aad geyiga soomaalidu degto ka joogto waa laguugu keenayaa.

27/02/2025

Macmiil waxaanu kuu keenay shelveski aad alaabta ku guraynaysay adigoo ku dhejinaya jikada ama suuliga.

Hadda ka dalbo Baade online market.

+252-63-8556662

Meel kasta oo aad geyiga soomaalidu degto ka joogto waa laguugu keenayaa.

26/02/2025

Macmiil waxaanu kuu keenay qalabkan amaba mashiinkan oo kuu shiidaya dhammaan Alaabaha qalallan oo dhan

Hadda ka dalbo Baade online market.

+252-63-8556662

Meel kasta oo aad geyiga soomaalidu degto ka joogto waa laguugu keenayaa.

Photos from Baade online market's post 04/04/2024

Kusoo dhawoow suuqa Baade Online oo kuu haya gaadhi NOAH oo cusub oo waxyar joogay
Model: 2010, cadaan ah fuul decoration
Qiimuhu waa $5700/NEW

Riix whatsapp Link gan. https://wa.me/message/FHCYHDIYOSLAB1
___________________________________________
Hadda Ka dalbo
CALL : โ˜Ž๏ธ+252 63 4416798 /0654416798

Photos from Baade online market's post 03/04/2024

Kusoo dhawoow suuqa Baade Online Market oo kuu keenay khamiisyadii viidka/NEW

Riix whatsapp Link gan. https://wa.me/message/FHCYHDIYOSLAB1
___________________________________________
Hadda Ka dalbo
CALL : โ˜Ž๏ธ+252 63 4416798 /0654416798

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 00:00
Tuesday 09:00 - 00:00
Wednesday 09:00 - 00:00
Thursday 09:00 - 00:00
Friday 09:00 - 00:00
Saturday 09:00 - 00:00
Sunday 09:00 - 00:00