Naadiga Wasaarada Tamarta & M

Naadiga Wasaarada Tamarta & M

Share

Kooxda K/Cagta Ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta JSL. MoEM CLUB

25/08/2026

Kulan Saaxibtinimo.

Dawlada Hoose Gebiley Vs W. Tamarta iyo Macdanta.

Time: 3:30pm
Stadium: Mo Farah Stadium.

24/08/2026

Gudoomiyaha Kooxda Wasaradda Tamarta iyo Macdanta ayaa magacabay tababaraha iyo Tababare Ku xigeenka Kooxda.

Gudomiyahu Waxa uu u Rajaynaya labada Macalin in Alle uu fudaydiyo Hawlaha Shaqo ee horyaala.

Photos from Naadiga Wasaarada Tamarta & M's post 26/07/2026

Ciyaartoy Hanad oo si rasmiya uga mid noqday Safka Kooxda W. Tamarta iyo Macdanta.

15/07/2026

Ciyaartoy Ahmed Nour Oo heshiis Rasmiya ugu Soo biiray Kooxda W Tamarta iyo Macdanta.

Welcome Ahmed Nour Mr #16

15/06/2026

Ciyaartoy Hassan Carabo oo ka mid ah Ciyaartoyda ugu wanagsan Caasimada Hargeisa ayaa heshiis rasmiya uu saxeexay Kooxda W. Tamarta iyo Macdanta.

New season New Spirit

Photos from Yool Sports's post 05/04/2026
Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Wasaarada Tamarta & Macdanta
Hargeisa