01/08/2026
Maxaad ka xasuustaa hadalada ay adeegsadaan waiterska maqaayadaha waqtiyada dalabka?π
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Beder Hotel And Restaurant, Guri Ceel.
01/08/2026
Maxaad ka xasuustaa hadalada ay adeegsadaan waiterska maqaayadaha waqtiyada dalabka?π
31/07/2026
Jumca mubaarak.
26/07/2026
Fuustadan yaa nagu soo riixay?π
π―
Beder waxay kuu haysaa Shawarma iyo cuntooyin kala duwan oo dhadhan iyo tayo isugu jira. Dalbo maanta, π 2625
Ama nagusoo booqo xarumaheena.
20/07/2026
Alaabtaan horay ma utijaabisay? miisaanka culus waaye marar badan waad usoo laalaaban doontaa.π
π Call Center: 2625
π± +252 615 771212
13/07/2026
Goor kasta iyo Goob kasta waan kugu keeneynaa.
Ma rabtaa cunto macaan oo si dhaqso leh kuugu timaadda?
Beder Hotel & RestaurantοΏΌ waxay kuu diyaarisay adeeg delivery oo deg-deg ah iyo cunto fresh ah oo tayo sare leh. ππ₯€
π Call Center: 2625
π± +252 615 771212
β
Free Delivery
β
Cunto Fresh ah
β
Adeeg La Aamini Karo
Beder Hotel And Restaurant
Hal meel oo aad ka heli karto raaxo, cunto macaan, iyo jawi degan.
β
Qolal nadiif ah oo raaxo leh
β
Cuntooyin tayo sare leh oo dhadhan gaar ah leh
β
Goob ku habboon qoysaska, martida, aroosyada iyo kulamada
Ku soo dhawoow adeeg kaa farxinaya bilow ilaa dhammaad.
π Call Center: 2625
π± +252 615 771212
10/07/2026
Halkaan waqti qurux badan KU qaata adiga iyo asxaabtaada ama Familkaaga.
04/07/2026
Ku qadeey maanta dheylo aad u macaan.
π 2625
π² +252 615 771212
π Beder Hotel & Restaurant
01/07/2026
Hambalyo Maalinta Xorriyadda Soomaaliya β 1-da Luulyo
Maamulka iyo shaqaalaha Beder Hotel & Restaurant waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo, oo ah maalinta xorriyadda iyo midnimada Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Waxaan Alle ka baryeynaa inuu dalkeenna ku mannaysto nabad, xasillooni, horumar iyo barwaaqo, isla markaana mideeyo quluubta shacabka Soomaaliyeed.
Hambalyo 1-da Luulyo!
Soomaaliya ha noolaato, dadkeeduna ha barwaaqoobo.
π Dhadhan dhab ah oo si xirfad leh loo diyaariyey! Maanta dalbo Pizza aad u macaan ama nagu soo booqo xarunteena
Beder Hotel And Restaurant guriceel
π 2625
π² +252 615 771212
π Beder Hotel & Restaurant