15/07/2026
Saadaali kulanka u dhexeeya Argentina vs England Natiijada k**a dambeysta ah, oo ku guuleyso $10
SHURUUDAHA LAGAA RABO INAA RAACDO SI AAD UGU GUULAYSATO :
1. Like/Follow Saar Page-ka
2. Share garee post-ga
3.mention dheh laba kamida asxaabtaada
4. Comment-ga kusoo qor Natiijada sadaasha
5. Hal saadaalin ka badan Lama Ogola
FG: Wakhtiga saadaasha Wuxuu ku Eeg yahay Intayna Bilaaban Ciyaarta Ama ciyaarta Ka Hor, Guul Wacan Macmiil.
15/07/2026
Saadaali 𝐜𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚 caawa dhex mari doonta World cup-ka Argentina vs England oo ku guuleyso xidhmo Internet ah.
Shuruudaha:
1. Like saar Post-gan iyo page-ka Shirkadda
2. Share garee post-gan
3. Bixi comment ka saadaasha
Hadii dhawr qof ay wada saxaan natiijada ciyaarta saddexda qof ee xagga wakhtiga ugu horeeya ayaa ku guulaysan doona abaalmarinta.
F.G: Saadaashu waxa ay ku eeg tahay marka ciyaartu bilaabanto.
26/06/2026
There is a debate that was created from abroad and religiously introduced into our country. While we were taught and educated to preserve our religion, we are dealing with the interests of our nation and the world wherever it is.
We are talking about the religious debates that were introduced into us, whether it is a Sheikh or a commoner.
Turkey is one of the Muslim countries that oppose our recognition. It is one of the countries that we have made efforts to recognize and help us, like Somalia, but it does not recognize us and does not open the door to us.
When Israel recognized it, it was one of those who opposed the trade between Turkey and Israel of 6 billion dollars a year. Isn't it a proverb? A city that insults its peers and does not let it go. " Minister Khadar Hussein Abdi spoke strongly.
03/03/2026
Waasarada difaaca ee qatar ayaa war kasoo saartay weerada uga imaanaya Iran
“ iran waxay nagusoo tuurtay 3 gantaal oo cruise ah
101 gantaalada ballistic ah, 39 diyaaradaha drone ta ah , 2 diyaaradaha su-24 ah
Waxanu qabanay 3 gantaal ee cruise, 98, gantaal ee ballistic ah, 24, drones ah, sidookale labada diyaaradood ee nocoogu yahay SU-24
03/03/2026
Wasiiru dowlaha iskaashiga caalamiga ah ee Imaaraadka Reem Al Hashimy ayaa sheegtay in dhulka dalkaas aan loo isticmaali doonin howlgal kasta oo militari oo ka dhan ah Iran, sidaas waxaa qortay Gulf News.
Waxa ay carabka ku adkeysay in Imaaraadku uu ilaalinayo xuquuqdiisa buuxda ee sharciga ah ee is difaacida iyo ilaalinta madax banaanideeda.
Wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco dhaawed media
03/03/2026
DEGDEG: Xisbullah ayaa ku dhawaaqday inay billaabeen weerarro iska caabin ah oo ay ugu hortagayaan dhaqdhaqaaqyada Israa’iil ay ka wado koonfurta Lubnaan, iyagoo mar horaba sheegtay inay burburiyeen taangiyo ay ciidanka Israa’iil lahaayeen, sidoo kalena ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku weerarreen Xayfa iyo bartilmaameedyo ku yaalla gudaha Israa’iil, sida ay werisey Al Mayadeen.
01/03/2026
IRAN: Ayatollah Ali Reza Arafi, ayaa loo doortay inuu noqdo xubin ka tirsan golaha hoggaanka ku-meelgaarka ah, isaga oo ka garab shaqeynaya Madaxweynaha Iiraan Masoud Pezeshkian iyo madaxa garsoorka dalka Gholamhossein Mohseni-Ejei.
Golahan ku meel-gaarka ah ayaa sii Maamuli doona Hoggaaminta sare ee dalkaas inta laga soo Magacaabayo Hoggaamiye rasmi ah sida uu qabo Dastuurka Iiraan.
28/02/2026
Degdeg: ciidanka israel aya sheegay gantaalo dhawr ah oo Iran soo riday inay kusoo wajahanyihiin Israël