17/08/2026
Alx racwi fc. Shampions habas cup
Saaxibyaal kuso dhawaada Page ka Rasmiga ah ee ciyaarahan [ Abdukadir naani ]
17/08/2026
Alx racwi fc. Shampions habas cup
04/08/2026
Alx racwi fc
Quater final
Cawaale stadium Gaalkacyo
29/07/2026
Alx 3 point
Racwi fc
Cawaale stadium
Gaalkacyo
19/07/2026
ugu horeyn alla mahad leh
Allaha qalinka iyo qaarka maamula
๐
Kooxda Baanka Somaliland
maamulka, macaliminta, Ciyaryahanada
dhamaan kooxda oo si quruxbadan iso dhawaysay waxan rajaynayaa bar bilow fiican
guulo waa wayn inan la gaaro kooxdeyda cusub
Waxan u mahad celin tagerayasha kooxda
saaxibaeyda mar walba igu dhiiri galiya baraheyga internetka
waxan leyhy waa mahadsantihiin saxibal grab istagiina
Football is resbect
Follow ๐ Kooxda Baanka Somaliland
Abdixamiid Thomaska official๐ง๐ปโโ๏ธ
11/07/2026
Hambalyeen ๐
๐คฒAlx ugu horeyn illhy baa Mahad iska leh allaha mamula qalinka iyo qadrkaba. Wxan hambalyo u diraya xulka siti oo ku guuleystay cupka gobolada DDS
Mahad naq ๐ค
Waxan u mhad celinya mamulka mcaliminta ciyartoyda bahda saxafda tageerayaasha si guud si gaara gbdhah qur qruxda bdan wax walba ino huray qurbajoogta iyo dhalinyrada deeganka
Bogadin ๐
Waxan bogadinya shaqada wnagsan ay qabteen mamulka ciyaraaha xulka shabele. Sdokle wxan aad u bogadin McLain xaaji anwar oo ah mclin aad iyo aad u fiican alle ku xiran wnag badan runsheeg ah wan kaga mahad celin dhiiri galintada iyo dadalaka dacad nimada naf hurka leh aad u hurtay xulkaga shabele. Wxa thay mid illh xagiisa wax walba oo wnga dhiga dadaal iyo xoog iyo caqli wax walba wad tartay xulkaga ha is dhiibin mclin insha Allah wxan ku rajeynya waqti qrux bdan
Raali galin๐ญ
Dhamman shacabweynaha reer shabelle naga rali ahaada
Wxad naga sugayseen wan idin keeni weynay riyadiinana wan idin rumayn weynay wxan idin drensinay xnun iyo dhawac xoogan runti wax walba waad inoo hurteen lkin anaga ayaa qaanayna qaladkaas naga raali ahaada dhammntiin
An isku soo duceyno ana i cafino I a sanadka dambe iyo angoo sidan ka xoogan
06/07/2026
Alx final. Xulkeygii shabelle
Sdokle dhigeyga qoraxey koox
Adag oo diyaarsan bey aheyd lkin nasibka ka hiiiliyay I. A
Sanadka dambe ban uu rajeynyaaa
Follow me.
04/07/2026
Xulkeygii godey gacalo
Jigjiga sports
28/05/2026
Eid mubaarak sxpyaal.
Anigu maalinka labaad bn ciida saas ula socda ๐.
Abdu Kadir Naani@topfansMoha Shiine Cadceed
Alxmdulilaah champions
Hampalyo dhamaan awlaadul caasimada, kalsoonidii iyo tageeridii aad nasiiseen wan ka miro dhalinay.
Balanteenu wa barxada insha allah ๐๐ด
Kadir NaaniCaptain DeerogaadMoha Shiine CadceedAbdixamiid Thomaska official
25/05/2026
Ilahay kuwii guulaysta hanaga dhigo galabta.
Awlaadul caasima garoonka halaso camiro ๐๐ด
Abdu Kadir Naani Abdixamiid Thomaska official Captain Deerogaad Moha Shiine Cadceed