Nugaal Sports

Nugaal Sports

Share

Waa bogg ka hadla arimaha ciyaaraha iyo dhacdooyinka ka dhaca kubada cagta.

25/05/2026

Caasimada Garoowe Champions πŸ†

25/05/2026

Garowe VS Qardho Finalka Tartanka caasimadaha Puntland ee Calmiskaad Cup

25/05/2026

Half Time!
C. Garowe 0:0 C. Qardho
Koobka Caasimadaha Puntland ee Calmiskaad.
Final

25/05/2026

Calmiskaad Cup

Final

Garowe Vs Qardho.

22/05/2026

BOSAASO ELIMINATED ⚽

Boosaaso ayaa tartanka kaga hartay heerka Semi Final kadib rigoorayaal adag oo go’aamiyey ciyaarta. πŸ‘

Waxay ahayd ciyaar xiiso leh oo labada dhinac muujiyeen dadaal iyo tartan heer sare ah.

22/05/2026

Full Time! Panelty C. Boosaaso 5:6 C. Qardho || Koobka Caasimadaha Puntland ee Calmiskaad.

21/05/2026

πŸ† Tartan walba wuxuu leeyahay casharro iyo waayo-aragnimo cusub.

Degmada Dhahar waxay si rasmi ah uga hartay heerka group-yada tartanka. Inkastoo safarku halkaan ku dhammaaday, dadaalka iyo ciyaarta wanaagsan waa la xusuusan doonaa. πŸ‘πŸ’š

β€œKulan walba waa cashar, guulna waa ujeedada.” ⚽πŸ”₯

21/05/2026

Caasimada Garoowe ayaa usoo gudubtay Finalka Tartanka Calmiskaad Cup ee ka socda Garoonka Shuhadada Ee Magaalada Boosaaso.

Finalka waxay sugayaa labada koox ee Caasimada Boosaaso Iyo Caasimada Qardho kii soo baxa

21/05/2026

⚽ FULL TIME
πŸ”₯ Dhahar 0 : 3 Garoowe
⏱️ Nasashada Ciyaarta
🏟️ Garoonka Shuhadada – Boosaaso

21/05/2026

HALF-TIME ! C. Dhahar 0:1 C. Garoowe || Koobka Caasimadaha Puntland ee Calmiskaad.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Garowe