Akhlaaqda wanaagsan iyo ixtiraamka aad dadka u muujiso ayaa ah astaanta ugu weyn ee lagu garto shakhsiyadaada.
Salaamulahi 💙
Abdale Sheekha
Try not to become a man of success but rather try to become a man of Value ��. My 🩸 AB+
25/08/2026
Hambalyo Ustaad Mohamed Sadik hersi
LAW12
Sharciyada Isbedelka ku yimi sanadkaan waxaa kamid ah
Inaan Jaale 🟡La siin Ciyaartoyda ku kaca Foul DOGSO ah Foulkaas uu Garsooruhu uu Fasaxo advantage Goalna lagu dhaliyo
Clipkaan Daawo
Garsooraha Ciyaarta hayay sidii sharciga ahayd ayuu maray oo Advantage ayuu fasaxay waana la dhaliyay wax jaale ahna ma uusan bixin
Aragtidaada?
21/08/2026
Juma Mubarak
✋🙏
Abdinasir Abdiwali Abdirahmaan
19/08/2026
Galabta⚽️💙💙
16/08/2026
💙
Qofkii shalay murugaysnaa, maanta wuxuu taagan yahay masraxii uu ku riyoonayay. 🥹🏆🇸🇴”
Omar Abdulkadir Artan : riyadu mararka qaar way dib dhacdaa, laakiin ma dhimato. 🤍🔥
05/08/2026
Galabta💙
Finally Alhamdulilah 💙
20/07/2026
Miyay ahayd in VAR ay soo faragaliso sidoo kalena Garoonka ka saarto Cucurella markii uu afka Gacanta Saaray?
✅ Maya.
👉🏻 Cucurlla ayaa waxyar afka daboolay marka uu la hadlayay Messi, iyadoo aysan jirin wax iska hor imaad ah markaas Taagan.
▪️ Inkastoo uu Messi u tilmaamay garsooraha, haddana Garsooraha Reer Slovenia ayaa iska diiday,
sababtoo ah ma jirin Xaalad buuq ah ama wax iska hor imaad ah
Qofka inuu afka Gacanta Saaro Red card kuma filna waa inay jirto Markaas Xaalad buuq ah oo taagan oo labada kooxood ah.
Aragtidaada ma u qalantay dhacdadaan Red card🛑?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Garowe