13/08/2026
Mohamed Geedi
FIFA NATIONAL FOOTBALL REFEREE🇸🇴
[SOOMAALI_REFEREE🖊🇸🇴] ��
13/08/2026
03/08/2026
Waxaan maanta kulan wada Qaadanay saaxiibadeyda
Shariif salaad nor iyo Ahmed jaama oo aan muddo Kala maQneen
Ragaan qiimaha badan waxay qeyb xoogan oo lixaadleh ka qaateen muddo hada laga joogo sanad iyo dheeraad xaaladii cusleed ee na asiibteyda aniga iyo qeyb kamid ah qoskeyga taasoo dhaawacyo culus naga soo gaareen dab nagu kacay, oo eey udhimatay walaashay bishaaro yar allaha unaxmadee, ayagoo inoo muujiyey garab istaag adag kaasoo sabab u ahaa howlo kala duwan ee aan tabi lahaa maqnaanshahooda hadii eysan i dhinac joogin, saaxiibayaal waxaan idin leeyahay Allaha idin sharfo sidaad garabka iigu muujiseena Abaalkeeda allaha idin siiyo anigana waan idiin hayaa adinka iyo dhamaan ehelka iyo umadda somaaliyeed.
Geedi
03/07/2026
Waxaa sharaf iyo mudnaan ii ahaa galabta oo aan ka Qeybgalay xalfad lagu taageerayo laguna garab istaagayo walaalkey marna garabkeyga midig Garsoore heer caalami Omar Abdulkadir Artan oo galabta loogu qabtay suuqa ugu weyn east africa ee BBS
Tasoo eey kasoo qeybgaleen maamulka wadanka ugu sareeya ee matalayey somalia iyo dhamaan shacabka soomaaliyeed ee ku sugan dalka kenya
Omar mar walba waan ku garab taaganahay hadey noqon laheed taageero iyo garab istaag waliba anigu waxaan ahay kan koowaad sababtoo ah waqti adag oo aad garabkeyga aheed.
Soo dhawoow walaale.
05/06/2026
Walaal aan lawada heysan maalinkii uu xaalkeygu adkaana dhabarka igu sidey allow ku xafid aduun iyo Aakhiraba
Safar qeyr qaba ayaan kuu rajeynayaa himiladaada aduuna allaha kuu rumeeyo wllkey Omar Abdulkadir Artan✈️✈️
17/04/2026
Muxuu waayuhu iyo waqtigu qof walba siiyey waqti wanaagsan ee soo mara, mar un.
Xirfad aan jeclaa ina wanaajisey lknze waqtigu ii diidey inaan sii wado duruufa jira oowgeed.
Referee M Geedi
Deeq Aariyo
09/04/2026
Taariikh
Waxaan hambalyo leeyahay wllky Omar Abdulkadir Artan oo loo xushay kamid ahaanshiyaha garsoorka Qaban doona Koobka aduunka.
Aniga waxay ii tahay farxad gaar wayoo omar waa nin aad uwanaagsan oo yaqaana xiliyada adag ee qofka sxbkiis ah ama eey isku shaqo yihiin eey soo wajahado xaalad iyo dhib waa kan koowaad ee kasoo muuqda garabkiisa abaalbadane waxaan ku leeyahay Hambalyo Hambalyo Hambalyo.
Referee M Geedi
Deeq Aariyo 📷
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Garoowe