X.Wadajir Garoowe

X.Wadajir Garoowe

Share

football is respect โšฝ๏ธ

22/08/2026

Hamblyo Hamblyo championska koopka heerka 4aad ee caasimada garoowe dadalkina halakaas ka sii wada dhalinyaro ๐Ÿ™๐Ÿฝโค๏ธ๐Ÿ†

07/08/2026

Kooxda heerka koowaad ee gobalka nugaal wadajir fc ๐Ÿ”ฅโค๏ธ๐Ÿฉธ

28/06/2026

Bile faysal daahir (bile waako) Kusoo dhawaw kooxda wadajir fc ee heerka kowaad ee gobalka nugaal ๐Ÿ™๐Ÿฝ

01/10/2025

Garoowe xaafada wadajir :mantay ay tariikhdu tahay
01/10/2025
Waxaa xafada wadajir ka furmay koob ay ka soo wayb galayn 24 koxood kana kala yimid xafadaha Garoowe
Maamulka xafada oo ay iangu hogaaminayso Hooyo Fu,ad diriye mar waliba u tagan horumarka xaafada iyo dhiiri galinta ubadka soo kacayo in la madadaaliyo
Hooyo waxanu kuleenahau adiga iyo dowlladaba waxad inoo tihiin hormuud anu kudayano allah idin xifdiyo

05/06/2025

Ilaahow, waxaan kaa baryayaa naxariistaada iyo barakada maalintan weyn ee Carafo, inaad bogsiiso walaalkay H.E. Abdifatah Said Yasen

Oo muddo kusiman inogaka jira Ilaahow, caafimaadkiisii u soo celi, qalbigiisa nuur sii, qalbiyadeenna deganaan ku beer ๐Ÿคฒ๐Ÿผ๐Ÿคฒ๐Ÿผ

ASXAABEY IIGUNA DUCEEYA WALLKEY DHAMAANTIIN

ุงู„ู„ู‡ู… ุงุดููู‡ ุดูุงุกู‹ ู„ุง ูŠุบุงุฏุฑ ุณู‚ู…ุงู‹๐Ÿคฒ๐Ÿผ๐Ÿคฒ๐Ÿผ

04/06/2025

KuLan zhptinimo oo ka dhacaya galabta garoonka mire awaare.
Labada team wxan urajeynayaa iney soo bandhigan ciyaar qurux badan.
X.Wadajir Garoowe

Photos from X.Wadajir Garoowe's post 01/06/2025

Kooxda Caasimada ๐Ÿซก๐Ÿ‘
X.Wadajir Garoowe

Photos from X.Wadajir Garoowe's post 29/05/2025

ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ู‘ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ู€ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนูˆู†ูŽ
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Waxaan murugo weyn ka muujinayaa geerida walaalkay iyo saaxiibkay qaaliga ah Ciise Cabdiraxmaan Xasan (Dhoodhe) โ€“ Ilaahay ha u naxariisto, janatul firdowsana ha ka waraabiyo.

Geeridiisu waa mid i dhaawacday. Waa nin dhalinyaro ah oo mustaqbal fiican lahaa, balse nasiibka ayaa ka horreeyey. Waxaan ka baryayaa Ilaahay inuu u dambi dhaafo, naxariistii janno uu siiyo.

06/05/2025

Waxaa habeenki 16 naad badda lagu la yhy wll iyo sxb qalbiyadeena iyo quulubteenaba ku weyn Eizze Dhoodhe Jr. Aan u duceynayo waa habeen samadu furan thy oo roobna da ayeh in uu illahey nabad iyo bad qab nogula so hadal siiyo hamigiisana u rumeeyo


13/04/2025

Family X.Wadajir Garoowe

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Garoowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Garoowe