02/08/2026
Waxaa shalay ku kulmay cupka xafdaha Dagmada qaar kamid ha ciyaartoyda teamka
dhamaantoo waxaan lee nahy guulaysta
Dhamaan Family Astaan Golol Football Club guulayst
wa page ka rasmiga ee kooxda faca weyn astaan golol football club οΏ½οΏ½
02/08/2026
Waxaa shalay ku kulmay cupka xafdaha Dagmada qaar kamid ha ciyaartoyda teamka
dhamaantoo waxaan lee nahy guulaysta
Dhamaan Family Astaan Golol Football Club guulayst
24/07/2026
Alx waxaan galabtay la ciyaarnay dhigeena koox ka dhisan Casimada kulankaas oo ujeedkiisu ahaa in dhalinyartu is bartaan isna dhexgalaan labada dhinac ciyaar qurux badan oo labada team ay soo bandhigee waxay guushu raacday kooxdeena ciyaartuna waxay kusoo dhamaatay
3:2
Sidookle waxaan mahadcelin balaaran umahad celinaynaa Taabo galiyayaasha kooxda ee Elite Academy io oo kooxda casho sharaf balaaran ugu sameeyay cawada magalada
taas oo ay ka mahad celiyeen teaamka dhan waxaan leenahy mahadsanidiin π―
family Astaan Golol Football Club guulaysta dhamaan
20/07/2026
Alx waxaa shalay si nabad leh noogu soo dhamaaday kulan saxibtinimo aan la ciyaarnay dhigeena koox ka dhisan magalada kulankaas oo ujeedkiisa ahaa is dhexgal dhalin yaro iyo isbarasho ayaa guushu ku raacday teamkeena
iyadoo ciyaartu kusoo dhamaatay
2:0
Waxaana si uga mahad celinaynaa Safarkena Allah iyo machadka
Elite Academy oo ah taabo galiyaha kooxda qayb wayna ka qaatay is barashada dhalin yaradaas dhamaan bahda waxaan lee nahy
DHAMAAN FAMILY Astaan Golol Football Club guulaysta
19/07/2026
Manty oo tariikhdu tahay 19 July waxaa kulan saaxiibtinimo laciyaaraynaa dhigeena koox ka dhisan magalada Baladwayne kulankaa oo ujeedkiisu yahay in dhalin yaradu is dhexgalaan waxaan rajeynaynaa ciyaar qurux badan i.a
Vs
guulaysta dhamaantiin family
Astaan Golol Football Club
05/05/2026
Alx waxaa si nabad leh nogu soo dhamaaday kulankii saaxiibtinimo ee u dhaxeeyay kooxda io koox kasocotay dagmada
waxayna ciyaartu ku soo dhamaatay
3 1
Guulaysta dhamaan family Astaan Golol Football Club
04/05/2026
I.a biri oo tariikhdu tahay 5 May waxaa kulan saaxiibtinimo laciyaaraynaa dhigeena koox ka socota dagmada kulankaa oo ujeedkiisu yahay in dhalin yaradu is dhexgalaan
kasoo qaybgal wanaagsan
guulaysta dhamaantiin family Astaan Golol Football Club
28/04/2026
π€π€π€ πππππππ ππ ππ
πππππ β
β
β
β
Maamulka Elite Academy Galkio Branch Iyo Maamulka Kooxda Kubada Cagta Astaan Golol Football Club ayaa Galabta Kala saxiixday Heshiis Muhiim ah oo kor loogu qaadayo Sports Ka Iyo Waxbarashada Deegaanka
Labada dhinac ayaa Kala saxiixday Heshiis Kaas oo Elite Academy Gaalkacyo uu qaadan Doono taabagalinta Kooxda Sidoo Kalana uu siin Doono cayaartoyda Kooxda Xirfadaha Kala duwan ee Ka baxa Xarunta waliba si Bilaash ah.
Dhanka kale Kooxda ayaa ayadana dhankeeda samayn doonta soobandhigida Iskuulka Magaciisa ayadoo Ku cayaari doonta Calaamada Aqoonsiga Iskuulka.
Heshiiskaan ayaa socon Doono mudo 1 sano ah Waana mid la cusboosiin Karo markii loo baahdo
Ugu Danbayn heshiiska waxaa U Kala saxiixay dhinacyada Maamulka Sportiga Degmada Galkacyo Galmudug oo uu Ka joogay oo goob joog Ka ahaa Goobta heshiiska lagu Kala saxiixayay
25/11/2025
Jounyrs of Astaan Golol ..
Hal iyo Labo π₯π₯
05/11/2025
JABHAD
HADAL YAR IYO HAWL BADAN I.N πππ
Vamoos πͺπͺ
19/10/2025
KulankanKa bari Galab π.
Astaan Golol vs Reesolar .
Waxaan rajeyneenaa Guul insha allah.