FC Galkio United

FC  Galkio United

Share

Galkaio FC United

Photos from FC  Galkio United's post 01/08/2026

War saxafaded kaso baxay kooxda FC Galkaio United qodobka 16 oo ay iska idhatireen gudiga anshaxa habas cup

Photos from FC  Galkio United's post 23/07/2026

Allxamudilalahi markasta waxaan idinarajenaynaa guul
kooxda fc Galkaio United
Waxay halkaan fariin sokabsho ah udiraysaa sxbken faarax siciid faarax
Oo galbta dhawac noga maqnaa sxb adoo caafimad qaba nosonoqo inshA allah

Photos from FC  Galkio United's post 21/06/2026

Macalinka cusub Kooxda FC Galkaio United macalin qays biikolo macalin sodhwaow

10/06/2026
18/09/2025

Ciyaaryahan ricirr waa 🔟 FC Galkaio United hambalyo hambalyo guusha aad Garten adiyo dagmadad burtinle

09/07/2025

Samifinal Nabada Cup
Comsed football club V FC Galkaio United.
Garoonka : Cawale Stadium
Wakhtiga : 3:00 pm 10- July-2025

22/06/2025

Waxaan halkaan oga mahadcelinaynaa wasiirada dhilinyarada iyo ciyaaraha
puntland wasiirad
Hodan siciid waxaad maanta gashay baal dahaba taas oo ah
Adoo cidana la jirin si daacada ah In aad ogasodhex muuqatay dorshadii
Xiriirka Kubadda Cagta Puntland
Oo qabtii kaga aadenayd in adan
Cidan aad u exan sidaan arkaynay
Kuwa maanta ku edenaya waxay
rabeen doorsho ku shubasha ah waxana maanta badbaadisay kumanaan bahada ciyaarha puntland oo maanta ku tagersan

21/06/2025

Hambalyo hambalyo hambalyo kooxda FC Galkaio United waxay
U hambalyenaysaa gudoomiyaha
Xiriirka kubada cagta Puntland ustaad xakiiki iyo gudoomiye ku xigeenaka Xiriirka kubada cagta Puntland ustaad maxamed cunaye waxaan idiin rajenaynaa
xilkaas la idin dortay caawo alleha idinku astro

Wabilaahi towfiiq

Photos from FC  Galkio United's post 25/05/2025

Alxamduliha finlly ilahy yaaa mahad leh oo si qiima badan noogu soo dhameyy tabarki waxan maclimanta wax na bartay layahay waa mahad santihiin dhamantin waxan u mahad calin xiriirka kubad cagta puntilan waxan u mahad calin shirkad Kebarco Construction CO. Waxan hamblayo layahay macalimanti qiimah badan ee an wax isla baranay

Wabilaahi towfiiq

Macalin Deeq Xabiib Morgan

21/05/2025

Hampalyo Hampalyo

Kooxda kubadda cagta FC Galkaio United waxay u hambalyeynaysaa gudomiyaha cusub ee ciyaaraha gobolka mudug, ciise cabdirixman( ). Waxaan leenahay masuliyadaas culus allaha kugu asturo.

Wabilaahi towfiiq

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Gaalkacyo
252