Junior star football clup

Junior star football clup

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Junior star football clup, Sports Team, Gaalkacyo.

Junior Star Football Club Kooxda waxaa la aas aasy sanadii 2007 jiilba jiilka ka danbeeya baa magaca soo waday maanta magaca Junior star football club waa magac aad u weyn guud ahaan magaalada gaalkacyo.

Photos from Hanfade  Sports's post 08/08/2022

Maxamed Axmed yuusuf macalin nacho

Xushmad iyo karaamo Bay kooxdu kuu haysaa Saad dhalinyarada Ugu dhabar adaygtay adoo soo gaarsiiyey heerka Labaad Kubadda Cagta.

Photos from Junior star football clup's post 27/06/2022

Kooxda Junior star Ayaa Guusheeda ugu horeesay Gaartay maanta Dhigeeda Koodxa ka dhisan dagmada Sherbin.

Junior star 1-0 S.D.O

3 pionts Ugu Horeeyey Guul dhalinyaro

Photos from Junior star football clup's post 25/06/2022

Kooxda Junior star Ayaa sida caadoyinka u,ahayd Caawa Kabaxday magaalada Gaalkacyo iyodoo kusii Jeeda Gobalada Puntland Sida:

Gobolka sanaag.
Gobolka bari.
Gobalka Hayland.
Gobolka karkaar.
Gobalka Nugaal.

waxaan urajaynaynaa kooxda guuL I.a iyo soolaabasho wacan safar salaama dhaLinyaro.

01/05/2022

Eid Mubarak dhamaan ummada soomaliyeed meel walba oo ay joogto.
Waxaan allah inoo weydiinayaa in acmaashii badneyd ee bisha ramadaan naga wada aqbalo, farxada maalinta ciida ina siiyo.

Taqabal allahu minnaa wa minkun saalixal acmaal.

Dhamaan Family Junior Star Football Club Eid Mubaarak 💙 ♥ ✨

25/04/2022

Kulankii Galabta Ramadan Cup

Haramcad Vs Juxa 👏

Guulaysta Dhalinyaro 👏👏👏

25/04/2022

Kulanka Maanta Juxa Vs Haramcad.

Guulaysta Dhalinyaro 👏👏

Check out my challenge Fc Junior Star Football Club - Challenge Place bracket maker and tournament manager 25/04/2022

War Deg Deg ah:

Dhamaan Ka qayb kooxaha Galayaasha iyo taageero yaasha Cupka Junior Star Ramadan Cup Waxaan Usheegaynaa Inay Cupka Kala Socon Karaan Natiijooyinka Kala Saraynta Dhibacaha Link Hoose Yaala

Check out my challenge Fc Junior Star Football Club at

Check out my challenge Fc Junior Star Football Club - Challenge Place bracket maker and tournament manager See more about Fc Junior Star Football Club, check statistics, follow live matches, view all brackets and follow tables places changes

24/04/2022

Full Time Ciyaartii GalabTa Ku Dhaxmar Tay Labada Koox Lafta Isii Vs Shiekh Shabaqa

Fg: Shiekh Shabaqa Ayaa Soo noo laysay Rajadii Koobka Taas Oo ka dhigan In Afarta Kooxba U siman Yihiin Ku guulaysiga Cupka.

Guulaysta dhalinyaro 👏

24/04/2022

Kulanka Galabta junior star Ramadan Cup

Lafta Isii Vs Shiekh shabaqa

Fg:shiekh Shabaqa baa doonaysa inay unbeatenka ka Jabiso Dhigeeda Lafta Oo cupka Hogaaminaysa

23/04/2022

Full Time Kulankii galabta Fc Juxa vs Lafta Isii.

23/04/2022

Kulanka Maanta

Lafta Isii Vs Juxa

Fg: waxaa Halkaas Noogu dhamaaday Round one Cupka waana Kulmakii Ugu danbeeyey Ee Round One.

Guulaysta dhalinyaro 👍👏

Photos from Junior star football clup's post 20/04/2022

Full Time Kulankii galabta Ee Junior star Ramadan Cup

Fc Haramcad Baa Guuldaro xanuun badan Dhadhansiiyey Dhigooda Kooxda Fc Shiekh shabaqa

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Gaalkacyo