Mudug R.H Fc ««Ex Shafici»»

Mudug R.H Fc ««Ex Shafici»»

Share

kuso dhowow page ka rasmiga ah Ee koxda Heerka labaad ee Shaafici Football Club

Photos from Mudug R.H Fc ««Ex Shafici»»'s post 12/09/2025

Tabasho !!
Mamulka kooxda Shafici Football club [Ex MRH] wuxuu Tabasho ka muujinaya Mamulka sportska Gobolka mudug kaas ku kacay Fal ugub ku ah sportska .

kooxda Shafici Football club waa koox kamida kooxaha heerka labaad ee Gobolka mudug Una so baxday koxaha herka labad ee gobolka mudug kuna timaaday Dadaalkeeda iyo juhdigeeda Marnaba suurtoobi mayso in kooxda sero B laga saaro boskedane koox kale la galiyo

Naadiga Shaafici Football club [Ex MRH] oo ka dhisan xafada Garsor Ee Galkacyo wuxuu ahanaya weligiis dhaxal ama Hanti ay leyihin ciyaryahanada iyo dhaman bulshada Xafada ku nool .

Mamulka sportska waxaan ka codsanyna inay joojiyaan Faragelinta ay kuwadaan kooxda Taasi waxay sababysa iska hor keen dhalinyaro taasoo uficnayn sportska Gobolka Mudug

Gunaanad : Dhamaan dadka ku shuqulka leh sportska gobolka io kan puntland ba waxaan ogaysiinayna inay arintas dhibkeda wadata ka hortagan kooxdane ay xaqeda Hesho .

05/11/2024

Naadiga Mudug Regional Hospital Ex-Shaafici ayaa Beeniyay Wararka Sheegaya Iibka Naadiga

17/07/2023

𝗠𝗮𝗺𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗧𝗲𝗮𝗺𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗽𝗮𝗹𝘆𝗮𝗿𝗶𝗻𝗮𝘁 𝘁𝗲𝗮𝗺𝗸𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗵𝗮𝗻𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝘂𝗱𝗶𝗿𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗞𝗮𝗯𝘁𝗮𝗻𝗸𝗮 𝘁𝗲𝗮𝗺𝗸𝗮 Apdiqani Bashiir Jamiike 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗺𝘂𝗾𝗱𝗮𝘆 xulka degmada galkacyo 𝗸𝗮𝗯𝘁𝗮𝗻 𝗴𝘂𝗹𝗲𝘆𝘀𝗼 𝗮𝗱𝗶 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗮𝗴𝗺𝗮𝗱𝗮𝗱✊

21/04/2023

Eid Mupaarak dhaman Umada somaliyed Meel walpa oo aad Joogtaan farxad kuciida Eidan Eideeda kale Nabd io Caafimd Alle Hanagu Gaarsiiyo🤲

19/04/2023

FineL🏆🏟️

Photos from Mudug R.H Fc ««Ex Shafici»»'s post 12/03/2023

Waxay dhamaan kooxda Mudug R.H Fc ««Ex Shafici»» Sagootin udirtay Mid kamida playeradii kooxda kala qayb qaaty inay usoo baxdo Heerka B da kaaso oo awal safar dheer kooxda uga Yimid magalada Garowe Dhamaan kooxda oo isku duuban waxay leedahy Safar qayr qaba waxn Kuurajaynana guulo waa wayn io inaa mar kale nala qaadato waqti kan ka qurux badan Møhamutt muuse Thiagø 6️⃣Cajiipa💯🥰👏🤍

Photos from Mudug R.H Fc ««Ex Shafici»»'s post 19/02/2023

𝙈𝙪𝙙𝙪𝙜 2:2 𝙆𝙖𝙖𝙢𝘽𝙤⚒️🥰

Photos from Mudug R.H Fc ««Ex Shafici»»'s post 16/02/2023

𝙃𝙖𝙙 𝙒𝙤𝙧𝙠⚒️⚽🔥

Photos from Mudug R.H Fc ««Ex Shafici»»'s post 14/02/2023

𝗦𝗮𝗙𝗮𝗿 𝗦𝗮𝗹𝗮𝗺𝗺𝗮 𝗪𝗹𝗹𝗸𝗲𝗲𝗻🚘🥰👏

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Gaalkacyo