Erigavo Gym and Body Fitness

Erigavo Gym and Body Fitness

Share

xaruunta jimicsiga iyo jidh dhiska Gobolka Sanaag

Photos from Elsar Media Production's post 12/02/2020
11/02/2020

Boxing day @ Erigavo Gym and Body Fitness

22/12/2019

Kaalay oo jidhkaaga kudhis xaruunta jidh dhiska Gobolka Sanaag.

19/12/2019

Reer Ceerigaabo kafaa idaysta Gym ka waxaa laydiinkusoo kordhiyey Qalab Cusub e

10/09/2019

Kusoo dhowaada weji furan iyo Qalbi furan saaxiibayaal

Photos from Erigavo Gym and Body Fitness's post 08/08/2019

Aduunyada waxaan macquul ahayni majiraan lkn wax walbi waxay ubaahan yihiin dedaal iyo isku day, hadaba siaad maanta naftaada iyo caadimaadka noloshaada qax uga bedeshid kaalay oo kujimicso Erigavo Gym and Body Fitness.

Photos from Erigavo Gym and Body Fitness's post 02/08/2019

Cayilka iyo baruurta iska jar oo yeelo jidh qurux badan.

09/06/2019

Gym-ku wuxuu kuyaala kasoo horjeedka Sahal Software ama layn ka masjid Ramadaan iyo Saldhiga Daalo udhexeeya wixii faah faahina oo intaas dheer nagalasoo xidhiidh taleefan numberkaas 0634999188 mahadsanidiin.

Photos from Erigavo Gym and Body Fitness's post 07/06/2019

Si aad uyeelato jidh iyo style aad u qurux badan kaalay oo ku jimicso Erigavo Gym and Body Fitness oo lagaaga furay magaalada Ceergaabo.

07/06/2019

Xaruuntu waxay sitoosa ufurantahay Aroortii laga bilaabo 6:00am ilaa 11:pm habeenimo h**e ugaadh intaan diiwaangelintu kaa buuxsamin mahadsanid.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Erigavo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Sanaag-Region
Erigavo