22/08/2026
KULANKA BERI
W.H.C VS GOODIR CERIGABO
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kooxda Wasaarada Caafimadka G. Sanaag, Sports, Suuqa Berdaha, Erigavo.
22/08/2026
KULANKA BERI
W.H.C VS GOODIR CERIGABO
18/08/2026
Rasmi : Com back Hamze Cinjir
W.H.C
17/08/2026
Alxamdulilah
Kooxdu Waxay Maanta La Ciyaartay Dhigeeda Kooxda D.H.C KuLanka Koobka Super Cup,ka
Suna kubada Ayaa Wuxu yahay in Aad Badiso Ama in Lagaa Badiyo Alle Mu qorin in Aanu Qaadno Koobka Balse Guuli Waa Weli inago intas Ka Awood Badan Baynu So laabanaynaa Dhamaan Jamaahirta Wasaarada Caafimadka
Waxanu Leenahay Kooxda D.H.C Hambalyo Badiyaaba Waa Bahdeen
Waxanu kalo Umahad Naqaynaa Dhamaan Hawl wadeenada,Madaxda, Shaqaala ,iyo Tageerayaasha Kooxda Wasaarada Caafimadka Gobolka Sanaag oo Marwalba Na Garab Taagan
Alla Mahadle
17/08/2026
Capitano Sallo👊🏻
15/08/2026
Shir Saxaafadeedka Super Cup Final
Finalki Koobka Super Cup 2026 Gobolka Sanaag
🔥 W.H.C. VS D.H.C . 🏆
Kooxdii Ciidanka H**e ee ciidanka Asluubta ceerigaabo oo maanta si rasmi ah ugu wareegtaY magaca wasaarada Caafimadka taas oo aY aad uga mahad celinaYaan maamulka kooxdu Aagasimaha wasaarada Caafimadka Dr.Ahmed Zaki Oo AqbalaY
Taas oo u ka qab qaataY gudoomiyaha xidhiidhka kubada Cagta jsl. Mahamud Abdi Aw_Xirsi isa oo aanu aad uga mahad celinaYno gudoomiyaha
Alla mahadle.
20/06/2026
Ku so dhawoow Kooxda Ween ee Asluubta Cerigabo Plyer Axmed maxed yuusuf
18/05/2026
Mahadsanidin dhamaan taageerayaasha Kooxda Ciidanka Asluubta Cerigaabo sidii quruxda badnayd aad kooxda u garab-taagnaydeen intii Koobku socdey, nasiibka iyo qadarka ayaan qorin in aynu Koobka qaadno , waanu ka xunahay inaanu guul-daraysanay maanta, se qadartaan dhinac loo dhaafi karin. Waxaan rajaynaynaa inaanu sidan inagoo ka xoogbadan isku soo noqon doono, madaxiinu kor ha ahaado, guuli way Danbaysaa
Waxanu U hambalyeeynayna dhigayaga Kooxda ciidanka booliska e Goodir Cerigabo Oo ku Gulaysatay Koobka Xuska 18 may Hambalyo saxibayaal
Marlabaad waxay dhamaan maamulka iyo ciyaartoyda kooxdu si qadarin iyo xushmad leh ugu mahadcelinayaan jamaahiirtii taageersanayd kooxda meelkastay joogaan, kuwii garoonka joogay iyo intii daawanaysayba, waad mahadsantihiin taageeradiina waanu idinku faana, idinka la'aantiina kooxdu may guulaysateen.
Final Aslubiyuun