HAGAR Stadium Football

HAGAR Stadium Football

Share

HAGAR

Photos from Buulaay Tv's post 21/08/2026

Congratulations sxpky🎊🎊🎊

Photos from HAGAR Stadium Football 's post 26/07/2026

Wxaa galabta inoo furmay Wadajir leage kaas oo udhaxeeyo 3 team Yaad isleedahy wow kuguleysankaraa Tartankan

Photos from HAGAR Stadium Football 's post 25/03/2026

Dib u Furitaankii galabta iyo CiYaar aad uxiisa badneeyd oo lagu daah furay lbo Team oo adag

29/03/2025

Wxaaa Glbta noosoo idlaaday Tartanka Ramadaan cup kaas oo final wada imaadeen Team AC MILAN IYO TEAM TANAAD WXAANA CHANPIONS NOQDY TEAM TANAAD HAMPLYO AYAAN LEENAHY LIKE SHARE MHDSANIDIIN

Photos from HAGAR Stadium Football 's post 24/03/2025

Teamkan oo ku ciyaarayay mgca salaam iyo

Ayaa Iska xaadiriyay Afar dhamaadka Tartanka

Wxeeyna fooda isdaridoonaan Team AC Milan

Yaad urajeeynee inoow kuguuleysto Tartanka

Ramadaan cup Ee kasocdo Garonka Hagar stadium

Photos from HAGAR Stadium Football 's post 20/03/2025

WXAA HEER FIICAN NOO MARAYO TARTANKA

RAMADAAN CUP CIYAAR ADAG OO GLBTA U

DHAXEEYSAY LBO TEAM OO KUKALA CIYAARAYAY

AC MILAN IYO PSG WXAA 8-3 KU adkaty AC MILAN

20/02/2025

WXAA GALABTA NOSOO IDLAADAY TARTAN XIISO

BADAN OO MAALMAHAAN NOOGA SOCDAY

GAROONKA YAAQSHIID EE XFDA WADAJIR KAAS

OO UDHAXEEYAY 3 TEAM OO KUKALA CIYAARAYAY

MGCYADA JUVENTUS INTER AC WXAANA KU

GULEEYSTY TEAMKA INTER MILAN HAMPLO🎉🎊

18/01/2025

Dhalinyarada caanka ah social media oo Dalxiis

Ku joogo D/bulaburte ayaa kulan soodhaweeyn ah

Wxaa loogu sameeyay garoonka Hagar stadium 🏟️

Daawasho wcn

18/12/2024

WXAA GLBTA AFKA CIIDA LOODARAY TEAM MXMED

CABDULLHI WXAANA 3-0 UGA ADKAADAY TEAM

CABDI FITEEX XUSEIN BARRE ⚽️⚽️⚽️

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Buulobarde?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Wadajir
Buulobarde