30/08/2026
Bellingham wuxuu ahaa wadnaha weerarka Madrid. Hal gool ayuu dhaliyay, wuxuuna si weyn uga qayb qaatay goolka labaad, taasoo muujinaysa in Mourinho uu si weyn ugu kalsoon yahay booska No.10
halkan waxaynu Kusoo gudbin doonaa warar iyo warbixinooyin Ku saabsan ciyaaraha
fadlan nagusoo biir
30/08/2026
Bellingham wuxuu ahaa wadnaha weerarka Madrid. Hal gool ayuu dhaliyay, wuxuuna si weyn uga qayb qaatay goolka labaad, taasoo muujinaysa in Mourinho uu si weyn ugu kalsoon yahay booska No.10
30/08/2026
Real Madrid ayaa si qurux badan u garaacday Málaga 4–0
Bellingham ayaa Madrid hogaanka u dhiibay, isagoo mar kale muujiyay inuu yahay ciyaaryahan muhiim u ah weerarka Madrid
⚽ Cadaadiska Madrid ayaa keenay in kubad uu Bellingham ku lug lahaa ay ku dhammaato gool uu Málaga iska dhalisay taas oo Madrid ka dhigtay 2–0
⚽ Trent Arnold ayaa soo dhigay kubad wanaagsan, Mbappé-na wuxuu ku dhammeeyay volle qurux badan, waxaana ciyaartu noqotay 3-0
⚽ Daqiiqadihii ugu dambeeyay ayuu Arda Güler ku daray goolka afraad, isagoo ciyaarta ku soo xiray 4–0
30/08/2026
Kooxdu Halfkii H**e Waxay Soo Bandhigtay Kubada Qurux Badan Oo Weerar Ku Dhisan Isla Haysasho Cajiib Ah Ayaa Ka Muuqday Kooxda
Jude Bellingham Waa Super starKa Kooxda
Sida Oo Kale Arnold Wuxuu Muujiyay Khibradii Uu Lahaa
Hoge Second 💪🏿
27/08/2026
🚨𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚: Isku aadka Real Madrid oo dhameystiran.
Real Madrid ayaa Santiago Bernabeu kula ciyaari doonta kooxaha:
Inter
Psv
RB Leipzig
Lask
Real Madrid ayaa away ciyaari doonta kulamada.
Arsenal
Roma
Shakhtar
Ak Atans.
26/08/2026
Muxuu U Qalmaaa ❤️🙆🏿
26/08/2026
Mucaaradka Qaybtii H**e Rajo Ayaan Galinay
Qaybtii Danbe ayaa Lagu Kala Baxay Real sociedad
Mbappé What A Player
24/08/2026
Sawirka ugu Qosolka Badnaa Todobaadkan
Fadlan commentska soo Dhig Sawir Shactiro ahaa usbuubcan
22/08/2026
🤍⚽️ Real Madrid waxay caawa 2–1 kaga adkaatay Espanyol, kulan aad u adag oo ka dhacay garoonka Espanyol. Guushani waxay noqotay bilowga wanaagsan ee José Mourinho xilli ciyaareedkiisa cusub ee LaLiga.
Goolka koowaad wuxuu muujiyay in Güler iyo Bellingham ay si fiican isula shaqayn karaan. Güler ayaa sameeyay kubbaddii goolka keentay, Bellinghamna si fiican ayuu u dhammeystiray.
Real Madrid k**a aysan quusan markii la barbareeyay
Espanyol markii ay 1–1 ka dhigeen ciyaartu waxay noqotay mid adag, laakiin Madrid waxay sii waday raadinta goolka guusha ilaa dhammaadka.
Carlos Espí ayaa noqday geesiga habeenka ⚡
Goolkiisa daqiiqaddii 90-aad ayaa Madrid siisay 3 dhibcood oo qiimo badan kulankii ugu horreeyay
weli waxaa jira waxyaabo Mourinho u baahan yahay inuu hagaajiyo.
22/08/2026
Mbappé + Vinícius + Bellingham + Güler → weerar aad u halis badan.
Bernardo Silva wuxuu siin karaa Madrid xakameyn iyo baasas fiican.
Valverde wuxuu dabooli karaa masaafo badan, wuxuuna siin karaa kooxda xoog iyo orod.
Konaté + Huijsen waa laba daafac oo awood jireed iyo kubbad-dhisid leh.
Dumfries wuxuu siinayaa dhinaca midig xawaare iyo weerar joogto ah.
_Meesha aan ka walaacsanahay:
Khadka dhexe waxaa jooga Valverde iyo Bernardo oo keliya, sidaas darteed haddii Espanyol si xoog leh uga ciyaarto bartamaha, Madrid waxay u baahan kartaa in Bellingham hoos ugu soo laabto caawinta. Mourinho wuxuu u muuqdaa inuu doonayo 4-2-3-1 si uu afarta weeraryahan ugu helo xorriyad badan
Abdirahman Kaarto
22/08/2026
Shaxda Rasmiga ee Real Madrid kulanka Caawa Horyaalka✅️
_ Jose dhexda barnaardo Valverde arda iyo Bellingham ayuu kusoo wada bilaawday'
_Vini & Mbappe ayaa weerarka hogaaminaya Yann & Cuccurela waa keyd...
▪︎ Kwrama Shaxdaan?