Abdikhalaq midho

Abdikhalaq midho

Share

Hadii uu ku soo gaadhay pagekan like/follow nagu caawi si aan kula wadagno falanqayno iyo faahfahino ku saabsan horyaalada yurub iyo caalamka

11/05/2025

Falanqaynta kulanka Barcelona vs real madrid

23/02/2025

Horyaalku inta badan wuxu u jeestay afield

11/02/2025

Manchester city vs real madrid

14/06/2024

War bixin ku saabsan Euro 2024

07/05/2024

Borussia Dortmund waa final markan,
ogow Bayern Munich ayaa ku garaacday Wembley 2013 waana markii udamaysay ee Champions League final ay ciyaareeen.

Hadda,way samaynkaraan aar gudasho waxayna Wembley kulaciyaaridoonaan midkood Reall iyo payern munich.👀

07/05/2024

Lagasoo bilaabo 17march waqtigaas oo
Manchester united ay kareebtay Liverpool
Tartanka FA cupka ,dwrwin nunež kaliya
Wuxuu dhaliyey Hal gool.

Nunez wuxuu silamid ah kuguuldaraystay
Inuu dhamaystiro ,fursadaha ugu badan ee k**a dambaysta ah,waliba khaasatan
Jaanisyada (1v1).

Hubanti la 'aanta mustaqbalka xidigan iyo
Sidokale agaaasimaha cusub Michael awards wax danayn ah k**a laha xidigan.

Nunež ugu damayn Wuu saaray funanada
Kooxdiisa ee u ciyaarista xili ciyaareedka.
👀

30/04/2024

Ciyaar labada kooxoodba aaad uga taxadareen,guuldarada ayaa kusoodhamaatay barbar dhac allianz arena ,balse wxaa ,
Lagukala calafqaadidoonaa bernabu lugta
Labaad ee semifinalka champions league.

30/04/2024

Kulanka ugu mihiimsan champions league iyo iska hor imaaadka lugta h**e ee semifinalka champions league,wxuu saamayn kuyeelandoonaa tartankan.

Bayern Munich oo garoonkeeda lagu ciyaarayo lugta h**e, ayaa waxa ay halgan adag u geli doontaa sidii ay libinta u qaadan lahayd isla markaana ugu gudbi lahayd finalka oo ay koobka ugu guuleysan lahayd, maadaama dhamaan tartamadii kale ay faro madhan ka joogaan.

Halka Poqoradda tartankan reall-madrid ay rajaynayso inay guuleheeeda siiwadato
Sida uu kadhawaajinayey ancheloti.

Allianz arena.⚪️🔴🔥

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Burco