BURCO 24

BURCO 24

Share

BURCO 24 ugu soo hagaag warar hufan oo dhexdhexaad ah, Ciyaaraha kala duwan iyo madadaalo.

25/02/2023

Kooxda Alnasr ayaa kaga adkaatay naadiga zamki 3-0, c.ronaldo ayaana dhaliyey saddexlay .

BURCO 24

19/02/2023

Kooxda PSG ayaa guul 4-3 dirqi ah ka gaadhay naadiga Lille.

BURCO 24

18/02/2023

kooxda Arsenal ayaa hogaanka u qabatay premier league ka dib Saddex dhibcood oo Muhiim ah ka qaadatay naadiga Aston villa guul daro qadhaadh oo 2-4 ah.

BURCO 24

16/02/2023

Caawa iyo kulanka Khamiista Manchester-united vs Barcelana ,oo iskaga hor imanaya ciyaaro ka tirsan Europa league.

BURCO 24

15/02/2023

Ugu danbayn Kooxda Manchester City ayaa hogaanka kala wareegtay kooxda Arsenal oo in badan hogaanka u haysay horyaalka ingiriiska , kadib guul daro qadhaadh oo 3-1 ah .
FG: Arsenal wali kulan ayaa baaqi u ah.

15/02/2023

Kulan ka isbuuca ee horyaalka ingiriiska , Arsenal oo doonaysa in ay sii haysato kaalinta koobaad iyo mancity oo rabtay in ay hogaanka kala wareegto,waxaa xusid mudan in 10 kii kulan ee u danbeeyey ay city ka badisay arsenal.

BURCO 24

14/02/2023

Kingsley-Coman ayaa kooxdiisii h**e ee PSG ka dhaliyey gool , dabaal-degna ku muu samayn kooxdiisii caruurnimadda.

14/02/2023

Sidan ayaa loo kala sareeyaa champion-ka sanadkan .

Photos from BURCO 24's post 14/02/2023

Kooxda Bayern munchen ayaa soo gaadhay magaaladda Paris ee faransiiska , waxaana la filayaa in ay isla caawaba la ciyaaraan kooxda reer faransa ee Paris Saint-Germain .

BURCO 24

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Burco