Fc xamiid

Fc xamiid

Share

kusoo dhowow Page Rasmiga ah ee Nadiga Facaweyn Fc Xamiid

30/06/2026

HAMBALYO SANNAD-GUURADA 66-AAD EE XORRIYADDA DALKEENNA

Waxaan shacabka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay dunida ka joogaan, ugu hambalyeynaynaa munaasabadda 1-da Luulyo, oo ku beegan 66-guurada ka soo wareegtay maalintii ay midoobeen gobollada waqooyi iyo koonfurta Soomaaliya, laguna aas-aasay Jamhuuriyadda Soomaaliyeed.
🇸🇴

21/02/2026

Ramadan CUP Golis 2025-2026 ee Garoonka Saffa
FC RUKUN
1:- Hooshle.
2:- Maajid.
3:-Abdullahi xusen
4:-Tores.
5:-Leeso.
6:- abduwali salad
7:-Turki.
8:-mo xareed.
9:- Faysal.
10:- Sharmake.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Bosasso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Xamiid Bosaso
Bosasso