Horseed Baay Sports Club

Horseed Baay Sports Club

Share

This is the official page of Seria A Team, Horseed Baay Sports Club. Est. In 1999. @Baidoa, Somalia

20/07/2026

Inna lillaahi wainna illeyhi raajicuun

Walaalkeena Cusaman Ali Iimaan Allah u naxriiso, wuxuu ka mid ahaa aas-aasiyaashii kooxdeena faca-weyn ee Horseed Baay Sports Club oo markii h**e la dhihi jiray Horseed United Fc, sido kale wuxuu ka mid ahaa ciyaartoydii ugu h**eysay ee kooxda ku matasha tartamada isboortiska ee magaalada Baydhabo

Dhamaan maamulka,macalimiinta, ciyaartoyda iyo Taageerayaasha Horseed Baay waxay halkaan tacsiyo tiiraanyo leh uga dirayaan dhaamaan Qoyska, ehelka iyo asxaabta uu ka baxay walaalkeenaπŸ™πŸΌ

08/06/2026

All the management, coaches, players, and supporters of the team strongly condemn the disgraceful discriminatory act directed against the best referee in Africa, Omar Abdulkadir Artan.

Denying entry to the United States to a FIFA-registered referee who holds a valid visa is an unacceptable act and one that goes against the norms of state conduct and diplomatic practice.

✊

26/05/2026

Eid Mubarak Taageerayaasha Horseed Baay

16/05/2026

π‡π€πŒππ€π‹πˆπ˜πŽ π‡π€πŒππ€π‹πˆπ˜πŽ π‡π€πŒππ€π‹πˆπ˜πŽ
πŸ’’ π”»β„π”Έπ•ƒπ”Έπ•Šβ„π•† 𝔽𝔸ℝ𝕏𝔸𝔻 𝕃𝔼ℍ πŸ’›πŸ–€

Waxaan halkaan hambalyo dhalasho uga diraynaa gudoomiyaha naadiga Horseed Baay Sports Club Mr UpdulHamid Ali Gulatodey oo caawa maqriibkii gabari ugu dhalatay magaalada Baydhabo, caasimada KMG ee KGS

Waxaan ku leenahay gabadha reerka ku soo biirtay Allah ka dhigo tii DDD anfacda

Hambalyo,Alfa mabruukπŸ’―πŸ‘

Photos from Horseed Baay Sports Club's post 08/05/2026

Raaligilin iyo Mahadnaq

Waxaan halkaan raaligilin buuxda ka siiyeyanaa dhamaan Taageerayaasha Horseed Baay ee Dhiiga ah, sanadkaan sidaad naga filayseen ma noqon lkn intii tabar ah wan dadaalnay, waxaa noo qornaa inan heerka labaad u laabano, waana ka xun nahay.

Waxaan balanqaadaynaa in sanadahaan soo socda kooxda aan ku soo celino booskeeda looga bartay, waxaana dhisi doona koox awood leh iyo caqlaad leh in sha Allah

Ka maamul ahaan waxaan qaadanaynaa masuuliyada wixii qaladaad ah oo dhacay iyo in kooxda heerkan soo gaarto aad ayan idinkaga raaligilinaynaaa, mar kale waan ka xun nahay πŸ™

Waad ku mahadsan tihiin garab istaagiina ilaa dhamaadka horyaalka soo socday

We will come back stronger in sha Allah

πŸ’―πŸ«‘

28/04/2026

Inna lillaahi wainna illeyhi raajicuun

Dhamaan maamulka, macalimiinta, ciyaartoyda iyo Taageerayaasha Horseed Baay waxaan halkaan tacsiyo tiiraanyo leh dhamaan Qoyska iyo bahda isboortiska Koonfur Galbeed geerida ku timid Macalinkii kooxda Daarusalaam Abdi Somali

Allah ha u naxriisto walaalkeena Abdi😒😒

19/03/2026

Eid Al-Fitr Mubarak to all our fans around the world

Happy Eid Mubarak Taageerayaasha Horseed BaayπŸ’›

17/02/2026

Ramadan Mubarak to all Taageerayaasha Horseed Baay πŸ’›

10/02/2026

Not our day πŸ™

We will back stronger πŸ’―

Thanks Taageerayaasha Horseed Baay for your support πŸ’›

09/02/2026

πŒπ€π“π‚π‡ πƒπ€π˜ 10
πŸ†š Fc X.Busley
πŸ† South West Super League
⏰ 3:30 PM
πŸ“…Tuesday 10/02/2026
🏟️Dr Ayub Satium

πŸ’›πŸ–€πŸ©΅

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Horseed Road
Baydhabo