Pro Greenwood

Pro Greenwood Kani Waa Pageka Rasmiga Ah Ee. Fc Towfiiq Fadlan Nala Saaxib Mhdsanid ๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช

waa bogga rasmiga ah oo aad kala socan doontaan inta badan warar kusabsan kooxda manchester iyo guud ahaan kooxaha kaciyaara horyaalada kaladuwan ee qaarada Eirupe sida
england spain italy farace iyo dhaman qarada yurup horyasljeeda o ay qeeb katahay germany

Safka Rasmiga  Ah     Man City  Vs Man United Walle   Waraa  Jiri doono
02/10/2022

Safka Rasmiga Ah Man City Vs Man United

Walle Waraa Jiri doono

Derby       Manchester  ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟKulanka  Manchester United ๐Ÿ†š๏ธ Manchester City ๐Ÿ† tartanka     primer Lague    Round ๏ธโƒฃ9๏ธโƒฃ๐ŸŸ...
02/10/2022

Derby Manchester ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ

Kulanka Manchester United ๐Ÿ†š๏ธ Manchester City
๐Ÿ† tartanka primer Lague Round ๏ธโƒฃ9๏ธโƒฃ
๐ŸŸ Garoonka Etihad Stadium
๐Ÿ‘คGarsoorka Michael Oliver
โœTaarikhda 2 October 2022
โฒ Saacadu 4:00 pm Galabnimo

FG : Waxaa Lafilayaa Manchester United inuu Kamaqnaan Doono Captain ka Kooxda Ee Harry maguire
Dhanka Manchester City Waxaa Kamaqnaan Doono Daafaca Reer England ee John Stones

Official:    Eric Ten Hag  Ayaa kuguleystey Macalinka Bisha September Ee Horyaalka ๐Ÿ’ชHalak uu   MARCUS RASHFORD ๐Ÿ”Ÿ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ ...
30/09/2022

Official: Eric Ten Hag Ayaa kuguleystey Macalinka Bisha September Ee Horyaalka ๐Ÿ’ช
Halak uu
MARCUS RASHFORD ๐Ÿ”Ÿ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ ๐Ÿ’ชโœ…
Kuguuleystey Ciyaaryahanka Bisha

โœ  Marcus Rashford ๐Ÿ”Ÿ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ   iyo Antonio Martial 9๏ธโƒฃ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท  Ayaa Kamaqnaan doonaan Labaduba  Kulanka Manchester Derby ee Ka...
29/09/2022

โœ Marcus Rashford ๐Ÿ”Ÿ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ iyo Antonio Martial 9๏ธโƒฃ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท Ayaa Kamaqnaan doonaan Labaduba Kulanka Manchester Derby ee Ka dhici Doona Garoonka Etihad Stadium ๐ŸŸโœ…
Maadaama Aysan Labaduba Wax Tawbar ah Lasameyn Kooxda Isbuucan Taasi Waxay dhibaato wayn ku tahay Dhamaan Taagerayaasha Kooxda Manchester United Qaasatan macalin Eric Ten Hag โœ…โœโœ…

Like Nagu dhiirageli Hadaa markii kuuga Horeysey ay thayna Follow Naso Dheh Mahadsanid

RASMI โœ          MARCUS RASHFORD ๐Ÿ”Ÿ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ  Ayaa Kuguuleystey  Abaal marina  Ciyaarhanka Bisha Ee Horiyaalka primer Lague...
29/09/2022

RASMI โœ MARCUS RASHFORD ๐Ÿ”Ÿ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ Ayaa Kuguuleystey Abaal marina Ciyaarhanka Bisha Ee Horiyaalka primer Lague

Hada Wuxuu Aad uga dhawyahay inuu taam u noqdo Kulanka Manchester United Ay Wejihi Doonta Deriskooda Manchester City โœ…

Like Naga dhiiri Gali Mahadsanid

RASHFORD ๐Ÿ”Ÿ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ      Waxuu   Ku Rajo  Weynyahay inuu  Taam  Unoqdo  Kulanka Derby Manchester   Ka dhici doono  Etihad ...
28/09/2022

RASHFORD ๐Ÿ”Ÿ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ Waxuu Ku Rajo Weynyahay inuu Taam Unoqdo Kulanka Derby Manchester Ka dhici doono Etihad Stadium ๐ŸŸ

Way dhici kartaa  Xagaaga Dambe ๐Ÿ’ช
27/09/2022

Way dhici kartaa Xagaaga Dambe ๐Ÿ’ช

Waxaa  lafilayaa  in Uu  garoomada  kamaqnaado  3____4  Isbuuc๐Ÿ˜ข
04/11/2021

Waxaa lafilayaa in Uu garoomada kamaqnaado 3____4

Isbuuc๐Ÿ˜ข

โœ…yaa Asxabta cavani cimaamadiisa halatuuro Ninkaan caadi ma ahan โœ…bedel ayuu kusoo galay kadibna 2 goal buu kutuurtay od...
29/11/2020

โœ…yaa Asxabta cavani cimaamadiisa halatuuro
Ninkaan caadi ma ahan
โœ…bedel ayuu kusoo galay kadibna
2 goal buu kutuurtay odayga caadi ma ahan

โœ”dhaman kulamada laga ciyaaray UCL caawa iyo  natiijoyinkii kasoobaxay
25/11/2020

โœ”dhaman kulamada laga ciyaaray
UCL caawa iyo natiijoyinkii kasoobaxay

Address

Baydhabo

Telephone

+252613529328

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Pro Greenwood posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Pro Greenwood:

Shortcuts

Share

Category