Waaberi SC

Waaberi SC

Share

Waaberi FC 2013.

Photos from Waaberi SC's post 24/08/2026

Last training day.
Ahead of a big game ๐ŸŽฏ
Waaberi SC Vs FC Bukriyey.

06/08/2026

Guul ayaan ku furannay tartanka kulankeena 1aad Alhamdullilaah.

Waaberi SC 3 FC Qasab 2

Jakatooreโšฝ
CJโšฝ
Yamalโšฝ

20/07/2026

Kulamada Group Stage-ka iyo kooxaha aan la leennahay.

Vamoos Yellos๐ŸŸก ๐Ÿ’›

16/07/2026

Maamulka kooxda Waaberi SC ayaa Macalimow Deeq u magacaabay macalinka 1aad ee kooxda.

waxaa uu kooxda SC soo matelay tan iyo 2017kii waana kabtankii ugu mudada dheeraa ee soo mara kooxda.

Waxaan leennahay heerka iyo matalaad kale ku soo dhowoow Macalimuu๐Ÿ™. Illaahay hakula garab galo howsha cusub ee culus aad u qabatay kooxda Jaalayaasha๐Ÿ’›๐Ÿฉท.


,

Photos from Waaberi SC's post 03/03/2026

๐–๐€๐€๐๐„๐‘๐ˆ ๐‹๐„๐†๐„๐๐ƒ๐’ kulankii shalay soodhaweyntii Legend Saรฏd Abdi .

Waxaa kulanka soodhaweynta isku arkey shalay kabtano,maclimiin iyo maamul kooxda waqti soo maamulay ilaa hadana gacanta ku hayo.

Walaalkeen waxaan leennahy ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ๐๐ก๐จ๐ฐ๐จ๐จ๐ฐ ๐๐š๐ฒ๐๐ก๐š๐›๐จ .

01/03/2026

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐’๐จ๐จ๐๐ก๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง -๐’๐š๐ข๐ ๐๐ข๐ข๐›๐š๐ฒ -๐‹๐ž๐ ๐ž๐ง๐๐Ÿ™.

Beri galab waxaa kulan Saaxiibtinimo ah dheeli doono ๐–๐€๐€๐๐„๐‘๐ˆ ๐‹๐„๐†๐„๐๐ƒ๐’ , kulankaas oo lagu soodhaweynayo ๐’๐š๐ข๐ ๐๐ข๐ข๐›๐š๐ฒ oo dalka dib ugu soo laabtay.

Said waxaa uu kamid yahay cayaartoydii lagu aasaasay kooxda Waaberi SC .

Legend ku soodhowoow dalkaaga iyo dadkaaga ๐Ÿ™.

Maalinta:Isniin
4:00PM Galabtii
Garoonka Iry guun Stadium ๐ŸŸ๏ธ

Photos from Waaberi SC's post 20/07/2025

Hamblyo kabtan Fu,aad๐Ÿ‘. Dhamaan Waaberi SC Family waxay kuugu hambalyeynayaan difaacashada buugaaga thesiska.

Waxaan kuu rajeynaynaa mustaqbal iyo nolol hormar leh.

Congratulations from the Yellows ๐ŸŸก๐Ÿ’› Family.

Photos from Waaberi SC's post 16/07/2025

Dhamaan Waaberi SC Family waxay hambalyo u dirayaan agaasimaha kooxda Aadam Abdullahi Ibrahim -Skills, oo difaacday buugga heerka 1aad ee jaamacada.

Waxaan kuu rajeyneynaa guulo badan iyo mustaqbal weyn insha Allah ๐Ÿ™

OneFamily๐ŸŸก๐Ÿ’› Congrats .

Photos from Waaberi SC's post 27/06/2025

Waan ka harnay tartankii heerka 3aad ee magaalada beydhabo mase ahan dhamaadkeenna.

Waxaa mahad oo dhan usugnaatay Alle weyne ka sokow maamulka, maclimiinta, cayaartoyda iyo taageerayaasha kooxda Waaberi SC oo sanadkaan dadaal weyn iyo garab istaag ku bixiyey hormarka naadiga iyo in hiigsi laga dhabeeyo, balse qadarta Rabbi SWT ayaa qorneyd oo tii Alle ayaa dhacdey.

Waannu soo laaban doonnaa innaga oo sidaan ka adag, kana diyaar garoow fiicannahay inshallah.

HallaWaaberi ๐ŸŸก๐Ÿ’›๐Ÿ™ One team one Family WAABERI SC ๐Ÿ’›๐Ÿ’›๐Ÿ’›.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Baydhabo