Wadajir Fc

Wadajir Fc

Share

wadajir Fc 🖤💛 kusoo dhawaada meelkastoo dunida kajoogtaan waxan wax kunahay taageerayaasheena 🖤💛 http://tiktok.com/@wadajirfc10

13/03/2026

Cambaareyn ka dhan ah Anfac media iyo wixii galabta ka sameysey garoonka tayo stadium
Annaga oo ah xafada wadajir ka qeyb galeysay tartanka kubadda cagta ee uu baahiyay telefishinka, anfac waxaan si adag u cambaareyneynaa caddaalad darrada iyo eexda lagu sameeyay intii uu socday tartanku.

Waxaa nasiib darro ah in mid ka mid ah kooxihii ciyaarayay loo muujiyay eex cad, taas oo sababtay in kooxdeena laga saaro tartanka si aan cadaalad ahayn. Tani waxay dhaawaceysaa kalsoonida ciyaartoyda, taageerayaasha, iyo guud ahaan hufnaanta tartanka.

Kubadda cagta waa inay ku dhisnaataa cadaalad, hufnaan iyo tartan siman, balse wixii dhacay waxay muujinayaan in qiyamkaas aan la ilaalin.

Sidaas darteed, waxaan ka codsaneynaa maamulka tartanka iyo telefishinka baahiyay inay si degdeg ah u baaritaan ugu sameeyaan arrintan, isla markaana la hubiyo in mustaqbalka aysan mar kale dhicin eex noocan oo kale ah.
Sidoo kale waxaan ka wadajir ahaan go,aan ku gaarney inaan dib dambe tartan Anfac media wadato Aanan ka qeyb galin
Ugu dambeyn, waxaan u mahadcelineynaa taageerayaasheenna sida ay noo garab istaageen, waxaana rajeyneynaa in cadaalad dhab ah la helo.

— Maamulka iyo ciyaartoyda Kooxda waad umahdsantihiin sida aad umatasheen degmada wadajir💪

03/12/2025

Kulanka Manta
Tartanka Xafadaha Baydhabo
Daarusalaam vs Wadajir💪

27/11/2025



Hormuudka xafadaha wadajir💪

08/02/2025

Saf sharafeedkii ay nosameyeen farmers fc
Football is respect ⚽️❤️

19/01/2025

Ogeysii waxaan halkaan ugu cadeyneynaa dhamaan tagerayaasha family Wadajir in aan qeyb ka aheyn tartanka la qaban doono mudooyinka sosocdo ee Wadajir league cup sababo jiro owgeed dhamaan ka qeyb galayaasha waxaan urajeyneynaa nasiib wangsan waxaan halkaan karaali galineynaa dhamaan tagerayaasheena oo jeclaa in aan qeyb ka ahaano tartankaas dhamaan ciyaartoyda koxda waa xor meshey rabaan ayey ka ciyaari karaan

17/01/2025

part 1
Waxaa uu kamid yhy aas asiyaashii team wadajir
Mudo uu kamaqnaa garoomada markle wuxuu mujiyey awodiisa Mr unstoppable🔥

Photos from Wadajir Fc's post 12/01/2025

Champions 🏆 🥇

11/01/2025
11/01/2025

Alhamdulilaah we are champions 🏆 🥇
ugu horeyn waxaan u mahadcelinenyaa Alle weyne
Second taageerayaashii darteena waqtigooda usoo dhumiyey si Ay noo garab istaagaan ma aqaan waxa idinkugu mahadcelino madaxa ii noo saaran tihiin haddaa nahay family Wadajir Fc
Sidoo kale waxaa u mahadcelinayaa ciyaartoydii iyo macalamiintii runtii waxaa sameyney raganimo aysan qof walba sameynkarin Aan sii socono I.a guulo farabadan

Sidoo kale intii Aan xusin runtii idinma ilowsaninin sxbaal quluubta idinkala socnaa

💛🖤🦁💪

11/01/2025

FINAL DAY wadajir league Cup
Wadajir Fc vs
saadaali oo ku guuleyso 5$
Sharudaha
Like
Follow
Share
N.b sadalinta waxey ku eg thy markey ciyaarta bilaawato
Wadajir 🦁💛🖤

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Wadajirstreet
Baydhabo