FC Xidigaha Xaawa Taako

FC Xidigaha Xaawa Taako

Share

Kani Waa Page Saxda ah Ee Kooxda Kubada Cagta Ee Xidigaha Xaawa Taako .

05/06/2026

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

Maamulka kooxda kubadda cagta xidigaha
Waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan
Ehelkii uu ka geeriyooday
Xoghayihii sports degmada afgooye
CUSMAAN AXMED MAXAMED H**EYNA U AHAA MACALINKII KOOXDA KUBADDA CAGTA XIDIGAHA IYO XOGHAYE
oo maanta ku geeriyooday degmada afgooye
Allah u naxariisto
Qabrigiisa allah u waasiciyo
Kitaabkiisa gacanta midig allah ka siiyo
Janatul firdows aĺlah ka waraabiyo
Gadaashiisa alle nama fidneeyo
Ehelkiii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday
Samir iyo iimaan allah ka siiyo

26/07/2025
24/07/2025

KULAN SOO DHAWEYN GAROONKA XIDIGAHA GALABTA

XIDIGAHA XAAWO TAAKO
VS
SHOWRI STAR FC

20/12/2024

XIDIGAHA

20/12/2024

Welcome to xidigaha

Photos from FC Xidigaha Xaawa Taako's post 07/11/2024

Alx 🤲🤲 Guul muhiim ah so garny galabta WAXAN U GUDUBNY AFAR DHAMADKA

17/08/2024

انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الأعلى يارب 🤲🤲🤲😭😭
Illahey Haka waraabiyo janadii fardowsa wllkeena🤲🤲 Dhamaan Ehel iyo qaraawo asxap iyo BAHDA CIYARAHA Sawar iyo iimaan allh inaga wada siiyo 😪🤲🤲 FC DABSAAR AYU KATIRSANA ALLAHA KAWARABIYO JANADA

02/03/2024

Hadal kooban oo uu ka jeediyay legend h**e
AXMED YUUSUF ABSUGE (SULDAAN ABSUGE)
munaasabadii sagootinta ahayd
Bogaadin iyo dhiira gelin

Photos from FC Xidigaha Xaawa Taako's post 27/02/2024
Photos from FC Xidigaha Xaawa Taako's post 26/02/2024

LEGEND H**E
AXMED YUUSUF ABSUGE (SULDAAN ABGUSE)
GALABTA SI QURUX BADAN AYAA LOO SAGOOTIYEY
WAXAAN LEENAHAY ALLAH KU NABAD GEEYO MEESHA AAD RABTO AMA U SOCOTO

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Afgoi
Afgoye
252