29/09/2023
Qaar ka mid ah FC mataanaha football oo kulan safar samalaameyn ah loo sameyay⚽️⚾️🏅🥇
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from FC mataanaha football, Sports Team, Adado.
29/09/2023
Qaar ka mid ah FC mataanaha football oo kulan safar samalaameyn ah loo sameyay⚽️⚾️🏅🥇
22/09/2023
Lineup FC mataanaha football
21/09/2023
Sawiro qaar ka mid ah FC mataanaha football ⚽️⚾️⚾️⚽️🏅
19/09/2023
Waxaa galapta saacadu markey tahy 4.30pm wada ciyaari dono fc mataanaha football clup iyo fc lions
Waxayna ku ciyaari donan garoonka lions 🏅🥇🏅⚽️⚾️
18/09/2023
Waxaa galabtay ciyaar aad u adag aay dhaxmari dontaa FC mataanaha football iyo fc coominta ku tiibo saacadu markey tahy 4.40pm lasocod wanagsan
⚽️⚾️🏅
16/09/2023
3 players waa kuwa kulanka bari galab sida qaaska ah isha loogu hayaayo⚽️⚾️🏅
06/09/2023
Kani waa mid ka mid kuwii ugu wanagsanaa uguna respectiga badnaa ee somara FC mataanaha football waxan ku lenhy meel kasta oo joogto allah hakugu xafido run ahaantii kuma ilaawi doono
05/02/2023
Fc matanaha foodboll clup waxey manta macasalaamey nayaan halyeygodii qadka dhaxe iyo daafaca dhaxe CB uga ciyaari jiray ee ahaana captain kii h**e matanaha MR khaasun (udub) run ahaantii ka bixitan ka team ka iyo bulshada sameyn ayey ku ledhy ee meel kasta oo aad tagto allah ha kugu sharfo umada ku noolna hooyo iyo aabo allah hakaaga dhigo 👁🥉🥈⚽️
Kulankii weynaa ee aad wada sugeysen aay ciyarayee fc mataanaha football clup iyo fc lions waxa uu ku soo dhamaday 3_3 bar bar ah ⚽️🏅