Osman

Osman

Dela

Football Analyst ⚽️

30/08/2026

VVD oo confirmed ✅ Gareeyya bixitaanka Cody Gakpo.

Wuu dhahay Waan arkeenaa halka wax ku dhamaadaan kaalmaha ka dhiman suuqa waan ogahay inuu Gakpo baxo rabo lkn waxaa inaga tagaya nin quality leh waana saaxiibkey inuu jooga jeclaan lahaa waan arki doonaa.

Bulshada Liverpool waxa is dhexyaaceysa bixitaanka xidigaan Cody Gakpo

Sida sawirka idinkaga muuqato Jamie Carra wuxuu leeyahay £80/85m Cody Gakpo kagu rabo waa in h**e laga gadaa sababtoo ah waxaa soo socdo Xidig Bradley Barcola ninkaana Gakpo wuxu noqon lahaa Squad player
waxaa u baahanahay in lacagtaas lagu soo gado xidig ka ciyaari karo dhanka midig si squad ka balance i noqodo.

waa arkeena wixi kasoo baxo arintaan

LFC wali k**a dhamaan arinta Ismail Sarr

30/08/2026

LIVERPOOL VS NOTTINGHAM HIGLIGHT

30/08/2026

Highlight video ciyaarta nottingham 👀 waa soo wadaa 😄👊

29/08/2026

City waxay kasoo gudbin rabtaa £85m pound
run ahaanti waa lacag badan marka loo fiiriyo Cody Gakpo sida uu liverpool ku yahay.

Lkn waxaa dhib wayne ah inay soo laabato dhibaatadi Luis Diaz oo kale iyadoo la xalinin badalkiisa oo Barcola iyo Rio Munoz bes meesha lagu soo reebo waa halis

Paul Joyce /thetime 📰
Wuxu dhahay inta aysan u ogolaan inay fasaxdo waxaa qasab ah in LFC hesho badalka sido kale

David Ornstein /theathlatic 📰
wuxuu dhahay LFC waxaa ay diirada saareysaa badalkiisa kadib ayuu baxaya lkn Gakpo wuxuu doortay City

waa inoo bari galab insha allah🙏

29/08/2026

Cody Gakpo waa ku daayay 😡
Manchester city uu aaday goanka wuu gaaray

Badalkiisa lama haayo ilaa iyo hada 48 sacadood ka yara ka dhiman suuqa 😳

Osman LFC is LIVE | TikTok 29/08/2026

Live Liverpool vs Nottingham

Osman LFC is LIVE | TikTok Liverpool FC vs Nottingham live. | Check out Osman LFC's LIVE streams on TikTok! Watch, follow, and discover the latest content from Osman LFC.

29/08/2026

🚨Bradley Barcola hada iyo kow uu caafimaadka mari doonaa hada loo ogolaaday inuu England 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 aado 😄 next 24 hours

ani waxaas is lahaa maanta lagu arki doonaa Anfield 🥱😳 hada iyo koow lee caafimaad maraa

29/08/2026

Liverpool maanta ciyaareyso shaqa jiraa 🥺
Isoo duceeya in la isoo fasaxo 🙏😓

28/08/2026

Gambarka waa diyaar 👀🥸🪑

Vill du placera din affär längst upp i Gym-listan i Stockholm?

Klicka här för att få din sponsrade notering.

Plats

Typ

Adress


Stockholm