Yasin Mohamed

Yasin Mohamed

Dela

Ku soo dhawoow pagekaan oo aad kala socon doonto wararka kubadda cagta

22/08/2026

Wax weyn maaha Hull City lee waaye waa soo laabaneynaa 😂😂

18/06/2026

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee DR Congo, Mukau, ayaa yiri:

“Ma jiray qorshe gaar ah oo lagu xakameeyo Cristiano Ronaldo? Si daacad ah maya. Waan ognahay inuusan hadda ahayn sidii h**e. Wuu yara da’ weyn yahay hadda. Laakiin weli waa mid ka mid ah ciyaartoydii ugu waaweynaa taariikhda… ixtiraam weyn ayaan u haynaa isaga.”

11/06/2026

Hambalyo UEFA aya ku dhawaqday in Garaoore Cumar Artan qaban Doono finalka PSG vs Aston Villa

18/05/2026

𝗗𝗘𝗚 𝗗𝗘𝗚 : Pep Guardiola ayaa ka tagi doona Manchester City dhamaadka xilli ciyaareedkan. 🚨

26/08/2025

Tottenham oo rabtay Nørgaard – Arsenal ayaa si lama filaan ah u ula wareegtay Nørgaard.

Bartilmaameedka Spurs Eze – Arsenal ayaa si degdeg ah ula wareegtay.

Tottenham ayaa isha ku haysa Hincapié – Arsenal ayaa hada heshiiska shaqsiga ah la gaartay

Tottenham oo ku guuleysatay Europa League
🗣️Arsenal: "Maya waxaas oo kale koob uma naqaano

Arsenal wax walba wey ka koobiyeysaa Spurs… marka laga reebo koobab ku guuleysiga.

12/08/2025

Alexander Isak ayaa lagu soo waramayaa inuu ka guuray gurigiisa Newcastle isagoo sii wada inuu ku qasbo Newcastle u biirisiisa Liverpool 😳

09/08/2025

Gyökares oo durba Goolkiisii ugu h**eeyay ee Arsenal dhaliyay

08/08/2025

RASMI: Garnacho ayaa heshiiska shaqsiga la gaaray Kooxda Chelsea waa kooxda kaliya uu doonayo 💙

Wuxuu diiday dalabyo ka yimid Talyaaniga, Jarmalka & Sucuudiga. Chelsea ayaa haatan wada xaajood Man United si heshiiskan uu u dhaco

26/07/2025

𝐑𝐀𝐒𝐌𝐈: Arsenal ayaa Saxiixa Victor Gyökeres sida qorshuhu yahay ku dhawaaqi doonto caawa 7-da fiidnimo saacada UK

26/07/2025

🚨WAR DEG-DEG AH: Arsenal ayaa lagu wadaa inay maanta ku dhawaaqdo saxiixa Viktor Gyokeres.

Vill du placera din affär längst upp i Gym-listan i Jönköping?

Klicka här för att få din sponsrade notering.

Plats

Typ

Webbplats

Adress


Jönköping