OneBarca Somali Fans

OneBarca Somali Fans

Share

Waa pageka taagerayaasha kooxda Barcelona

10/12/2021

Kooxda Waxey Kujirta Waqti Adag Waa In Loo Sabraa Macalin Xavi Wuxuu Uyimid Inuu Soo Dhiso Koox Cusub Waqti Ayee Ubaahantahay Waana Lahubaa Barca Wey Soo Laaban Doontaa 🀘.



30/11/2021

Hambalyo Pedri da'yarka ugu fiican kubada cagta.


27/11/2021

Xavi "De Jong muhiim ayuu inoo yahay wuuna joogayaa"

24/11/2021

Kulankaas waa nagu waajib inaan badino Bayern tabarteed haku tashato πŸ’ͺ.



23/11/2021

Xidigaha caawa kusoo bilaabanaya πŸ”΅πŸ”΄.




23/11/2021

Golder Boy star Pedri ⭐️.

Faciis kaweyne 🀘

23/11/2021

Macalimoo Xavi oo la tababaranaya ciyaartoyda Barca πŸ’ͺ.
Tiki Taka waa soo laabatay 🀘

23/11/2021

Barca waa soo laabatay aan kuraaxeysano saaxiibayaal pageka kusoo yaaca πŸ‘


Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Bacoor?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Barcelona Street
Bacoor
4102