10/08/2026
اعلان مهم
نعلن لجميع الراغبين عن بدأ الكتاب الثاني من سلسة فن العروض والقوافي كتاب:
"الكافي في علمي العروض والقوافي" لأبي العباس القنائي.
حلقة خليل بن أحمد الفراهيدي في مسجد جامع الكبير "بيدوا"
المدرس الشيخ: أبو عبد الله نور علي محي الصومالي
02/08/2026
: Fadhiyo lagu diraasaynaayo Caqiidooyinka Silsiladda Sanadka leh ayaa laga bilaabaya maalinta arbacada ah markazka ahlul athar ee deegaanka ceelasha biyaha waxaana aqrinaayo Sh Xasan Kaafi Cilmi
Fadhiga Koowaad waxaa lagu diraasaynaa : Caqiidada Imaam Al-Bukhaari
Waxyaabaha uu kulanku ku gaar yahay :
1 : Waxaa si buuxda loo akhrin doonaa qoraalka (matnika), iyadoo si sax ah loo sixi doono loona dhawri doono erayadiisa.
2 : Waxaa la bixin doonaa sharaxaad kooban oo habaysan, lagana soo saari doonaa faa'iidooyinka ugu muhiimsan ee la xiriira caqiidada.
3 : Ka qaybgalayaasha waxaa la siin doonaa ijaazo (oggolaansho riwaayadeed) oo leh silsilad (sanad) xiriirsan oo gaareysa Imaam Al-Bukhaari.
Waxaad si toos ah ugala socon kartaa barta Telegram-ka Sheekh
https://t.me/ShXasanKaafiCilmi
18/07/2026
MADASHA FATAAWADA BILLAHA AH EE MASJIDKA XAAJI MAXAMUUD QAAJE
Ogaysiis Waxaan idinkugu bishaaraynaynaa qabashada kulanka labaad ee "Madasha Fataawada Billaha ah", kaas oo lagu qaban doono Masjidka Xaaji Maxamuud Qaaje.
Su,aalaha waxaa Idiin kaga jawaabi doona:
🎙️ Fadiilatu Sheekh Dr. Xasan Kaafi Cilmi Xasan (Xafidahullaah).
Cinwaanka Kulanka:
﴿هَذَا بَيَانٌ لِّلنَّاسِ وَهُدًى وَمَوْعِظَةٌ لِّلْمُتَّقِينَ﴾
🗓 Taariikhda: 24/07/2026M | 10/02/1448H
⏰ Waqtiga: Maalinta Jimcaha, salaadda Jimcaha kadib.
📍 Goobta: Masjidka Xaaji Maxamuud Qaaje.
Wixii faahfaahin dheeraad ah ama su'aalo ah, fadlan Ku Hagaaji Lambarada Hoos Ku Xusan:
📞 0613282805/
0617775586
📍 Degmada Hodan, Seybiyaano.
Ka soo qaybgal wacan!
19/06/2026
صلو على النبي محمد صلى الله عليه وسلم
19/06/2026
تعلن إدارة: حلقة خليل بن أحمد الفراهيدي، عن بدء سلسلة علم العروض والقافية
الكتاب الأول: الإعانة على تقريب علمي العروض والقافية بطريق الأسئلة والأجوبة.
يدرسها: أبو عبد الله نور علي محي الدين علي
المكان: مسحد جامع الكبير
الوقت : يوم الأحد، بعد صلاة الظهر مباشر