Blues Somali Fans

Blues Somali Fans

Delen

Contactgegevens, kaart en routebeschrijving, contactformulier, openingstijden, diensten, beoordelingen, foto's, video's en aankondigingen van Blues Somali Fans, Sportclub, Bartokstraat 328, Tilburg.

01/09/2026

Breaking : Lamin Camara ayaa ku baasay Tijaabada caafimaad ka. isagoo ku maray France.

Camara ayaa Beri usafri doona London si u ugu wareego Chelsea 😎

01/09/2026

Camara to Chelsea

01/09/2026

Done deal

🚨 BREAKING: Chelsea ayaa dalab dhan €45 milyan ka gudbisay ciyaaryahanka khadka dhexe ee AS Monaco Lamine Camara. (Guardian)

01/09/2026

🐍🚨 YAA AH KHIYAANOOLIHII UGU WEYNAA?

1
2
3
4

🐍🚨 WHO IS THE BIGGEST SNAKE?

01/09/2026

Maamulka Xabi Alonso may ku tashanayaan dhexda ileen wax jooga malahanee

Runtii hadii 2 qad dhexe la keeni wayo season dheer oo dhib badan ina sugaayo hala dulqaato

01/09/2026

Devid ortines🗣 : Lamin Camara Chelsea uma soo wado badalka Enzo ee si caadi ah ayey koxdu doonaysaa xitaa haduu Enzo joogo Camara Chelsea ayuu imaanayaa

Marka taas waxay cadaynaysaa Badalka Enzo waa Zubimenda, Scott, Wharton intaa mid kood.

Hadda Chelsea waxay ha kissy Wadahadallada Enzo ee City iyadoo Premier League ka dhex raadinaysa badalkiisa .

Yaa badali kara Enzo ?

01/09/2026

🚨RASMI: Waxaa gabi ahaan bur buray heshiiskii Chelsea ee Manu Kone. ()
Iga tag dheh

🚨🔵 WAR CUSUB: Manu Koné u dhaqaaqistiisa Chelsea ayaa si weyn u horumartay, waxaana heshiiska lagu qiyaasayaa £52M. 🇫🇷🔵

Dhanka kale, Jamie Gittens ayaa aad ugu dhow inuu amaah ugu biiro AS Roma. 🇮🇹

Ugu dambeyn rastihii weynaa wuu iman rabaa😡🤣
()

01/09/2026

🚨 BREAKING: Chelsea ayaa dalab dhan €45 milyan ka gudbisay ciyaaryahanka khadka dhexe ee AS Monaco Lamine Camara. (Guardian)

01/09/2026

🚨🔵 WAR CUSUB: Manu Koné u dhaqaaqistiisa Chelsea ayaa si weyn u horumartay, waxaana heshiiska lagu qiyaasayaa £52M. 🇫🇷🔵

Dhanka kale, Jamie Gittens ayaa aad ugu dhow inuu amaah ugu biiro AS Roma. 🇮🇹

Ugu dambeyn rastihii weynaa wuu iman rabaa😡🤣
()

01/09/2026

🚨🔵 DEADLINE DAY! ⏰🔥

Suuqa kala iibsiga ayaa caawa xirmaya1:00 AM waqtiga Soomaaliya 🇸🇴!

Enzo xaaladdiisu wali way socotaa, Chelsea-na waxay xiriir la samaysay Roma oo ku saabsan Manu Koné. 🔵

❓ Yaa filaysaa inuu Chelsea ku soo biiro ka hor inta uusan suuqu xirmin?

💙 Koné mise surprise kale? 👀🔥

Wilt u dat uw bedrijf hét hoogst genoteerde Sportschool in Tilburg wordt?

Klik hier om uitgelicht te worden.

Plaats

Type

Website

Adres


Bartokstraat 328
Tilburg
5011JD