Somalia Futsal Team

Somalia Futsal Team

Delen

These events serve as a platform to connect diverse communities

The Somalia Futsal Association actively participates in international football and futsal tournaments while organizing annual holiday events that blend sports, travel, and cultural exchange.

18/07/2026
21/05/2026

A historic moment in Licata, Sicily, Italy 🇮🇹 for the first time, 80 Somalis traveled together for tourism and sports, uniting people from 10 countries across Europe, North America, the Middle East, and Somalia.🇸🇴 Masha Allah

Photos from Somalia Futsal Team's post 14/05/2026

Sawiro: Wacdaraha Ciyaraaha CopaDelMar oo sanadkaan ka dhacay

Photos from Somalia Futsal Team's post 11/05/2026

Copa del mar 2026 in Licata Italy 🇮🇹

11/05/2026

Kalmadii Abukar Shaash & Ibrahim Galbeeti ay ka jeediyeen kulankii Soomaalida ee Licata

11/05/2026

Run ahaantii anigoo daalan oo subixii sida u kacey oo marna Xeebta legends kula jimicsado, barqadii cayaaraha aan ka qeyb galo,galabtii aan wareeg u aadno tuulooyin ayaa waxaa fiidkii is aragney Axoow oo iisheegay in Licata aan u raaco fiidkii .
Balse Casho sharaf iyo mahadnaq lama filaan ah ayay igu sameeyeen Walaal Suleyman Salaan Axoow iyo Walaal CabdiQani Salaad, taas oo ka dhacday maqaayadda caanka ah ee Trattoria Donna Rosa oo ku taalla bartamaha magaalada Licata ee Dalka Italy 🇮🇹

Ugu dambeyntii aad iyo aad ayay ii farxad galineysa in Shaqadii iyo Howshii aan u istaagey in laga mahadcelinaayo taasi waxay marqaati ka tahey nolasha iyo ilbaxnimadiina ee Jazakallah saaxiibayaal , howshatan meel dheer inay gaarto ilaa Soomaaliya rajeynayaa mustaqbalka Insha Allah .

11/05/2026

Kalmadii Khalid Cabdalla Faadil uu ka jeediyay kulankii Soomaalida ee Licata

11/05/2026

Kalmadii Legend Mohamed Ismaaciil Cali uu ka jeediyay kulankii Soomaalida ee Licata

Photos from Somalia Futsal Team's post 06/05/2026

Yaad ka garan kartaa sawiradaan?

📍 Halkan waa , oo ku taal , 🇮🇹 oo aan uga qayb galayno ciyaaraha Copa Del Mar 2026.

Sanadkan, tartankan wuxuu soo jiitay boqolaal ciyaartooy oo ka kala yimid daafaha caalamka. Waxaa halkaan isugu yimid halyeeyadii kubadda cagta Soomaaliya iyo jiilka cusub oo ka kooban 83 ciyaartooy, kuwaas oo matalaya Soomaaliya 🇸🇴 iyo dalal ay ka mid yihiin Netherlands, UK, Canada, USA, Sweden, Denmark, Norway, Belgium, Germany, iyo Finland.

⚽️ Waa isku imaatin muujinaya midnimo, xirfad, iyo jacaylka kubadda cagta ee ay wadaagaan Soomaalida dunida dacalladeeda.

Yusuf Islam Mryuu CheYuu iyo teamkiisa ayaa soo qaban qaabiyay ciyaarahaan.
Photo credit Said Fadhaye

Wilt u dat uw bedrijf hét hoogst genoteerde Sportschool in Nijmegen wordt?

Klik hier om uitgelicht te worden.

Plaats

Website

Adres


Nijmegen