Noma Raage

Noma Raage

Delen

Waxaan ahay Falanqeeye ka hadlo Ciyaaraha.

29/08/2026

Kooxdii yareed ee Tottenham AkA Shacir eheed, Lacagna wee iska dhameesay, ilaa haatana feel ayaa laga galooyaa, sanadkan waa Championship toos ah. πŸ˜‚

29/08/2026

Sanchez ❌
Tosin ❌
Jackson ❌
Delap ❌
Badiashile ❌
Disasi ❌
Jorgensen ❌
Santos ❌
Chalabah πŸ’™

Dhamaan asal madoorshayaal iyo damiino ayee iskugu jireen, Xabi Alonso ayaana Kooxda kawada saaray.

Damiinka kaliya ee haatan Kooxda kusoo haray waa Yarkaan. πŸ‘‡πŸ½

29/08/2026

Sida xogo hoose lagu helay, Xabi Alonso ayaa go'aan saday in uu Penders kusoo bilowdo Kulanka Brighton ee beri galab, waxeena u badan tahay in Rob Sanchez dambe aan lagu arki doonin Chelsea, Kooxo badan oo PL iyo dibadaba ah ayaa durba raadinayo.

29/08/2026

Qofaa igu soo dhacay 🀣🀣

29/08/2026

Aabaha Bareejada idinkaa keensateenee u dulqaata, hada 2 lee gasheenee 18 Bareejo ayaa idiin dhiman. 🀣

29/08/2026

Penders vs Trafford

Ma u jeedaa wax farqi ah oo weyn oo Chelsea ku kalifi karay in Iyadoo heesato Penders ee raadsato Trafford ?

Ogoow Trafford ayaa 3 sano lee ka weyn Mike, macquulna ma ahan in 2-dooda ay 1 mar isla hormariso Chelsea.

29/08/2026

Cherki iyo 20M lee iska keena Ezno qaata kulahaa, war Maamulka Chelsea waaba faraqiin caadi ah. 🀣🀣

Koleey City wee u fududahay maadaama ay Cherki 35M lee kasoo bixiyeen, hadana uu Maresca muujinayo inuu ku heysan iyadoo uusan wali Enzo imaan, marka ha naga kala tuuraan bahashaan, Anagaa Cherki ka faaideesaneeno. 🀣

29/08/2026

Waxaan ka jawaabay Su'aal uu Aarka naga soo dhax weydiiyay barnaamijka Isloow ee Falanqeenta Kulamada Horyaalka, taasoo eheed su'aal quseesay Goolhayayaasha Kooxda Chelsea. πŸ‘€πŸ‘‡πŸ½

28/08/2026

Nasiib wacan Marc, meel uu hibadiisa kusoo bandhigi karo ayuuna tagay, waan hubaa inuu kala kacaayo.

Wilt u dat uw bedrijf hΓ©t hoogst genoteerde Sportschool in Amersfoort wordt?

Klik hier om uitgelicht te worden.

Plaats

Type

Adres


Barchman Wuytierslaan 53
Amersfoort
3819AB