21/05/2026
Al-Nassr ayaa ku guuleysatay horyaalka Saudi Arabia kadib guul muhiim ah oo ay caawa ka gaartay kooxda Damac.
Cristiano Ronaldo ayaa sidoo kale markii ugu horreysay koob weyn kula guuleystay kooxda Al Nassr, iyadoo uu noqday horyaalkiisii 8-aad ee dhanka horyaallada.