27/08/2026
shansano aya laga joga marki united eyso celisay legend kodi weyna ee abdinoor raciye π€ͺπ
Viyasco hada Muslim tahay follow ha ila dafin legenow
viscal barca πβ½οΈ
Work in silence, let the success make the noise π π―
27/08/2026
shansano aya laga joga marki united eyso celisay legend kodi weyna ee abdinoor raciye π€ͺπ
Viyasco hada Muslim tahay follow ha ila dafin legenow
22/08/2026
Yahu man united wa un united isma badaleyso durbo lawo goal lagu leyahay qeybti h**e waye wali
16/08/2026
arsenal waxkale waye sanadkan waxbo lagama qawan karo
12/08/2026
omar Artan congratulation man somalinimo πΈπ΄
11/08/2026
Omar artan he has arrived π πΈπ΄ β½οΈ π₯
π
26/07/2026
Dhul-xaaqe dadki nagu wareriyey doodu ka xidhanπ€«π
26/07/2026
β³ 26 maalmood ayaa inaga xiga bilowga Premier League!
Maalinta 26-aad β John Terry π΄
Lambarka 26 ee Premier League waxaa si aan shaki lahayn loogu xusuustaa John Terry. Kabtankii halyeeyga ahaa ee Chelsea ayaa lambarkan xirnaa intii uu kooxda u ciyaarayay, wuxuuna noqday mid ka mid ah daafacyadii ugu fiicnaa taariikhda Premier League.
John Terry wuxuu kasoo baxay Chelsea Academy, wuxuuna xirfaddiisa ciyaareed ku qaatay inta badan Chelsea. Xilli ciyaareedkii 2000/01 waxaa amaah loogu diray Nottingham Forest, ka hor inta uusan dib ugu soo laaban Chelsea oo uu ka noqday kabtanka kooxda.
Intii uu Chelsea joogay wuxuu la guuleystay:
π Premier League Γ5
π UEFA Champions League Γ1
π UEFA Europa League Γ1
π FA Cup Γ5
π League Cup Γ3
π FA Community Shield Γ2
Kadib markii uu ka tagay Chelsea sanadkii 2017, wuxuu hal xilli ciyaareed u ciyaaray Aston Villa, isagoo kooxda ka caawiyay inay gaaraan finalka Play-offs-ka Championship.
Xulka qaranka England, John Terry wuxuu u saftay 78 kulan, wuxuuna ka qeyb galay FIFA World Cup 2006 iyo 2010, iyo UEFA Euro 2004 iyo 2012, isagoo muddo dheer ka mid ahaa daafacyada ugu muhiimsan ee xulka.
Hoggaamin, geesinimo iyo difaac adag ayaa John Terry ka dhigay halyeey aan la ilaawi karin. Lambarka 26 wuxuu noqday astaan si gaar ah loola xiriiriyo magaciisa gudaha Premier League.
Adiga se maxay kula tahay? John Terry ma yahay ciyaaryahankii ugu magaca weynaa ee lambarka 26 soo xirta Premier League, mise magac kale ayaad dooran lahayd? Aragtidaada ku reeb faallooyinka. πβ½
21/07/2026
Campeone del mundo 2026 world champions Spain hambalyo πͺπΈ β½οΈ π₯ π
19/07/2026
hambalyo Spain πͺπΈ wad uqalanten world cup kan hambalyo
20/03/2026
Cid wngsn daman umada musliminta dunida melwalbo ad kajogtan