01/06/2026
Arsenal ayaa maanta sameysay taariikh, iyadoo jabisay rikoor kale, taageerayaal lagu qiyaasay 1.5 milyan ay soo buux dhaafiyeen waddooyinka Islington si ay ugu dabaaldagaan bandhigga horyaalka, iyadoo taageerayaashu ay si buux dhaaf ah u soo dhaweeyeen Gunners taas oo la aaminsan yahay inay tahay dabbaaldeggii ugu weynaa ee England abid lagu arko. Maalin aan la ilaawi karin Arsenal iyo taageerayaashoodaba.๐ฎ
Horaan idiinku sheegay horyaalka sanadkaan in uu gacanta noogu jiro sanadkaan iyo waliba labada xigtaba...
Sidoo kale Champions League sida cadada ah sanadka lagaa qaado sanadka ku xiga hadaad finalka iska xaadiriso waa qasab in aad ku guulaysato, mrka ma suaal baa ka taagan in aan finalka gaarayo iyo inkale ๐ค
Sharma'arke empire
30/05/2026
Kai Havert waa ciyaaryahanka habeenada waaweyn labo final oo Champions League ah! Labo gool ๐ฒ๐งจ โฝ๏ธ
Kulankii Manchester City (2021) โฝ๏ธ
Iyo cawa PSG (2026)
Sharma'arke empire
30/05/2026
Waxay u badan tahay in Arteta uu ku soo bilaabi doono Timber. Daafaca reer Holland oo ka soo kabsaday dhaawac inkasta oo uu wali laqabsi uusan samayn... Arteta ayaa soo gudbin doona 11-kiisa kusoo bilaawanaya ciyaarta ugu yaraan 75 daqiiqo ka hor inta aysan bilaaban ciyaarta, markaas oo Timber la filayo in la xaqiijiyo. Nalawadaag Fikradaada commentiga.. Sharma'arke empire
0:1 FT
19/05/2026
BOURNEMOUTH, maxaa ka leedihiin..!!! haddii ay Bournemouth natiijo fiican ka hesho Manchester City, game over ๐ ๐คฃ
Waxaa soo gabagabaysmaya 22 SANO ee xanuunka ahayd....๐ซก
Sharma'arke empire
12/05/2026
Garsoore Daniel Siebert, oo soo dhex dhexaadiyay lugtii h**e ee siddeed dhamaadka Arsenal iyo Sporting iyo semi-finalka lugtii labaad ee Atlรฉtico, ayaa qaban doona finalka Champions League ๐ค Sharma'arke empire
11/05/2026
Taariikhdu waxay u muuqataa inay dib isu qorayso ๐ซ Arteta hadii uu ku guuleysto horyaalka Premier League ka dib 3jeer oo xiriir ah oo uu ku dhameystay kaalinta labaad ๐ sidii Arsรจne Wenger uu sameeyey ka hor inta uusan qaadin horyaalka 2001/02.... ๐ฏ ๐ค
Sharma'arke empire
11/05/2026
Adeer ku soo dhawaada mar kale iyo rikoor cusub, Arsenal ayaa hal kulan u jirta inay noqoto kooxda kaliya ee ku qaada horyaalka Premier Leaque iyo Champions League iyadoo aan laga guulaysan hal kulan xitaa waa hadii ay qaado Champions League...
Tan kowood waa xiliciyaareedkii 2003/2004 ee ay guuldarro la'aanta ku qaaday Arsenal oo ilaa hada wax jabiya rikoorkaas aan la helin......
Iyo hada oo la joogo 2026da iyo Champions League-ga oo ay Arsenal joogto finalka iyadoo aan hal kulana laga badin.......
Rikoorada aan la jabin karin sida loo dhigto Arsenal halaga barto... ๐ ๐คฃ
Mucaaradka Arsenal ee ku dooda Arsenal banoon qurux badan ma ciyaarto war isiiiya commentiga idinkaa iska leh ii warama bal..
Sharma'arke empire
10/05/2026
LABA CIYAAR OO KALIYA AYAA KA HARTAY ABAARTII 22 SANO AHAYD.... ๐ ๐คฃ
22 sano ayaanu sugaynay tan saan horay idiinku sheegay Arsenal oo horyaalka qaadaysa ma'aanan daawan. Run ahaantii, waxaan ku dhawaaday kulankii Westham kubbadda cagta go'aan ka qaato... ๐
garaaca wadnahaygu wuxuu ahaa 170 laakiin David Raya, he is F*CKING LEGEND BRO.
Horyaalka caawaan qaadnay.... โค๏ธ
Sharma'arke empire
05/05/2026
26-sano ee aan jiray, iskaba dhaaf rikoorkii guuldaro la'aanta ahaa, waxaan si dhib leh ku xasuustaa finalka Champions League ee 2006โ. Tani waa kooxdii ugu fiicneyd ee Arsenal ee aan marqaati ka ahay waligeyna kamanaan dhowaanin halka aan hadda joogno.
Sharma'arke empire
Finalka caawa ii xaqiiji waliba rikoor guuldaro la'aan ah....๐๐ซก
05/05/2026
David Moyes ayaa xalay u sameeyay fursad wayn horyalkana gacanta u galiyey Arteta mar kale. Mahadsanid, David!โค๏ธ Sharma'arke empire
Koobkii dhaga Wayne ahaana waa soo wadaa ๐ ๐คฃ