ASC Asxaabta
Wararka Ciyaraha Kubada Cagta
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wararka Ciyaraha Kubada Cagta, Sports, Eastleigh jam Street, Nairobi.
Asc Asxabta waxa iidinga codsanya ina share gareysan page kan
20/08/2021
RASMI :Arsenal ayaa la wareegtay martin odegaard
Asc asxaabta dhamantina waa iidin salaamay salaan kabacdi wxaa iidin weydiina waxa meshan kuso xariiqo malala socdaa horta
02/07/2021
Kylian Mbappe ayaa si rasmi ah ugu sheegay Paris Saint Germain inuusan cusbooneysiin doonin qandaraaskiisa kooxda isla markaana uu joojiyay wadahadalada.
01/07/2021
Sergio Ramos ayaa heshiis la gaadhay kooxda PSG isaga oo qalinka ku duugi doona heshiis 2 sano ah iyada oo la filayo in maalmaha soo socda uu maro tijaabada caafimaadka.
01/07/2021
10 sano ka hor maanta oo kale Manuel Neuer ayaa kuso biiraay kooxda Bayern Munich.
434 ciyaarood
Horyaalka Bundesliga πππππππππ
Koobkii Jarmalka πππππ
Jarmal Jarmal πππππ
Champions League ππ
Koobka UEFA Super Cup ππ
FIFA Club World Cup ππ
06/06/2021
Sida laga soo xigtay Mirror, Marcus Rashford ayaa qalliin lagu sameyn doonaa ka dib Euros waxaana laga yaabaa inuu seego bilowga xilli ciyaareedka 2021-22
03/06/2021
Trent Alexander-Arnold ayaa ka maqnaan doona xulka ingriska Tartanka Euro ka dib markii uu dhaawac ka soo gaadhay muruqa bowdada kaas oo garoomada ka maqnaan doona 4-6 todobaad, sida lagu sheegay warbixinno badan.
14/05/2021
David Luiz ayaa ka tagi doona Arsenal dhamaadka xilli ciyaareedkan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Eastleigh Jam Street
Nairobi