04/02/2023
Kabiirka ayaa u badiyay PSG,Meel uu ka toogtaylee
halkn. waxad kaheli kaheli kartaa waxkasto sports kusaban��
04/02/2023
Kabiirka ayaa u badiyay PSG,Meel uu ka toogtaylee
15/10/2022
🤔Yaa kusoo bilaabanaya garabka Bidix berrito?
Inkastoo Robertson uu dhawaan ka soo laabtay dhaawac, runtii waxaan qabaa inuu ciyaaro kulankaan Waxaana u baahan doonaa tamartiisa iyo khibradiisa.
Sidaas darteed Waxaana qabaa in lagu soo bilaabo Robbo berri ka dibna Kostas la ciyaar siiyo kulanka West Ham ee Arbacada🔴
Maxay idin la tahay?👇
Follow da igu cawi Maxamedaxmed
25/08/2022
Is Darwin Nunez playing on Saturday
23/08/2022
Dhab ahaantii caawa waxaan qaadanay mid kamid ah guuldarooyinkii ugu xanuunka badnaa taariikhda maadaama inaga badisay koox Afar Sano kahor ugu dambeysay inay guul naga gaarto premier league.
Wax walbo waxaa sabab u ah dhaawacyada faraha badan bal eeg waxa inaga maqan Matip, Konate, Thiago, Jota iyo Nunez oo ku maqan ganaax. Dhamaantood muhiim ayay u yihiin kooxda.
Guuldarada caawa nasoo gaartay waxaa qaladkeeda iska leh macalin Klopp oo keydka kusoo bilaabay fabinho.
Lkn waan soo laaban doonaa inagoo sidaan ka adag.
07/08/2022
Safka Rasmiga Man City ee la ciyaaraya West Ham xili Haaland lagu soo bilaabay wan wada sugeynaaa Natiijada. Kulan wan 👀👀