BILOW YARE ALI

BILOW YARE ALI

Share

Football news /intertainment

28/08/2026

🚨 ππ‘π„π€πŠπˆππ†: πƒπˆππ” πŒπ€π‘π“πˆππ„π™ 𝐇𝐀𝐒 π€π‘π‘πˆπ•π„πƒ π“πŽ π’πˆπ†π π“π–πŽ π˜π„π€π‘ 𝐃𝐄𝐀𝐋 𝐀𝐓 𝐂𝐇𝐄𝐋𝐒𝐄𝐀! πŸ”΅πŸ‡¦πŸ‡·

Photos from BILOW YARE ALI's post 28/08/2026

Hampliyo Hampliyo Hampliyo Salmaan Sheik Daahiir Haji oo qaatey shahadiisa Xifdinta Quran ka kariim ka ah Hampliyo Hampliyo AdΓ¨er macanπŸ’―πŸ™

27/08/2026

buurhakaba heestii waxbadan iska badeshay

27/08/2026

Baydhaba jinaay😍😍

27/08/2026

Maanta iyo magaalada Baydhabo 🌧️☁️

27/08/2026

waa muqaal aad u qurux badan....

27/08/2026

Ramadaankii Sannadkii 2023 dii, tababaraha kooxda Nantes ee waddanka Faransiiska ayaa u sheegay ciyaaryahanka lagu magacaabo Jaouem Hadjam, haddii uu soomo maalmaha ay kulamada leeyihiin, in uusan ciyaar siin doonin.

Ciyaaryahanka oo udhashay waddanka Aljeeriya ayaa doortay in uu soomo, isaga oo iska indho tiray amarkii tababaraha, waxaana uu sidaas ku seegay kulamadii kooxdiisa, waxaana booskiisa kala wareegay ciyaaryahanka lagu magacaabo Quentin Merlin.

Mustaqbalkiisa kubbadda cagtu waxa uu bilaabay in uu hoos u dhac ku yimaado, kadibna waxa uu ku biiray kooxda ka dhisan waddanka Iswiserlaan(Switzerland) ee Young Boys, waxa uuna bilaabay in uu soo bandhigo qaab ciyaareed cajiib ah kulamadii uu ciyaaray Champions league ka iyo horyaalka. Waxana uu ku qaatay dhowr xilli ciyaareed.

Kadib waxa uu Illaahay ku abaal-mariyay in uu ku biiro kooxda Ka dhisan horyaalka heerka koowaad ee Ingiriiska ee Brighton xilli ciyaareedkan 2026/27.

Qofka uga tagga arrin Illaahay dartii, Illaahay waxa uu ku abaal-mariyaa qofkaas wax ka fiican wixii uu ka tagay.

11/08/2026
16/07/2026

Haddii Lionel Messi uu caawinaad sameeyo ciyaarta Spain, waxay u badan tahay in Koobkan Adduunka uu noqon doono xiddig ugu caawinada iyo goolasha badan, Isagoo ah da’da 39 sanno.
Leo Messi

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Nairobi West?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Macalinissack1996@gmail. Com
Nairobi West